Ciidamada amaanka Kenya oo Xalay Howlgalo ku qab qabtay Muwaadiniin paskistaan ah oo daganaa...

0
      Waxaa magaalada Nairobi xalay ka dhacay Howlgal ay Ciidamada ammaanka Kenya ku qab qabteen Muwaadiniin u dhashay Pakistaan iyo Hinidi oo maalmihii la soo dhaafay ku soo Qul Qulayay magaalada Nairobi, Muwaadiniintaan...

Dagaal kooban oo dhex maray  ciidamada Ahlu-Sunna iyo kuwa Galmudug

0
      Wararka ka imaanaya magalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Is-rasaasayn goosgoos ah oo u dhaxeysa ciidamada Ahlu-Sunna Waljamaaca iyo kuwa maamulka Galmudug aya  ka dhacday degaanka Bohol oo waqooyi ka xigta magaalada...

Saciid iyo Naciima oo loo doortay Sanatoorada Soomaliland 2021ka

0
Waxaa saakay teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho dib uga bilaabatay doorashada Senatarada Aqalka Sare ku matalaya gobolada Waqooyi ee Somaliland, waxaana maanta qorshuhu yahay in la doorto shanta Senator ee ka...

Guddoomiya Ciro oo sheegay waqtiga ay bilaaban doonaan doorashada golaha shacabka

0
        Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka ee heer federaalka Maxamed Xasan Ciro oo la hadlay Laanta afka Soomaaliga ah ee BBC-da ayaa sheegay in todobaadka soo socda ay bilaaban doonaan qabashada doorashada xildhibaanada golaha...

Shacabka Dowlad Deegaanka Soomaalida waddanka Itoobiya oo u Dareeray saakay Goobaha Codbixinta

0
      Wararka ka imaanaya saakay  Dowlad Deegaanka Soomaalida waddanka Itoobiya ayaa sheegaya in markii ugu horeysay Mudooyinkaan saakay ay dadka deegaankaas u dareereen goobaha cod-bixinta Doorashooyinka.   Doorashada Guud ee dalka Itobiya ayaa waqtigeedii...

Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan oo Dowlad Goboleedyada ugu baaqay  in ay...

0
          Xili maalin ka hor uu Raisal wasaaraha Soomaaliya uu ugu baaqay Madaxweynayaasha maamul Goboleedayada ku harsan Xubnaha Aqalka Sare in ay deg deg u soo dhameestiraan, ayaa waxaa sidaas baaq kale...

Gantaallada S-400: Muxuu yahay hubka uu Mareykanka mamnuucay ee Turkiga uu ku adkeystay inuu...

0
        ` Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa wareysi uu siiyay telefishinka CBS ee laga leeyahay Mareykanka ku sheegay in dowladdiisa ay qorsheyneyso inay Ruushka ka soo iibsato qayb labaad oo ah gantaallada...

Madaxweynaha Puntland oo  xilka ka qaaday Guddoomiyaha hay’adda waddooyinka Puntland

0
  ` Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyaha hay’adda waddooyinka Puntland ee PHA Cabdulqaadir Cali Xirsi. Guddoomiyaha xilka laga qaaday ayaa maalin ka hor qoraal uu soo saaray ku sheegay in dhammaan...

Sarkaal ka tirsan hay’adda PMPF ee Puntland  oo xalay lagu dilay Garoowe.

0
      Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in Sarkaal ka tirsan hay’adda PMPF ee Puntland  laguna  magacaabi jiray Bootaan Maxamed Bootaan xalay lagu dilay duleedka caasimadda Garoowe. Sarkaalkan ayaa lagu dilay tuulada...

Nin Soomali ah Oo Xaaskiisa ku dilay Dalka Mareykanka

0
Ciidamada Booliska ee ka howlgala Magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa gacanta ku dhigay nin Soomaali ah oo lagu eedeeyay in dil argagax leh u geestay haweeney kale oo Soomaali ah. Guuleed...
- Advertisement -

APLICATIONS

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda Guriceel

0
Waxaa saaka degan xaaladda degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, halkaas oo maalmihii la soo dhaafay ay ku dagaalamayeen Ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug oo...

HOT NEWS