Booliska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad oo hawgallo ka dhan ah AS...
Ciidamadda Booliska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa Deegaanada ku teedsan Degmada Afgooye oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose ee Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed ka wada howlgallo ka dhan...
Ra’iisal Wasaare Xamse oo dalka dib ugu soo laabtay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu soo dhammaystay gudashada Waajibaadka Xajka.
Ra’iisul Wasaaraha oo ka mid ahaa Muslimiinta...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA HADLAY GUMEYSIGA MAANTA EE ARGAGIXSADA, DOWLAD-DHISKA SOOMAALIYA IYO DOORKA...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo garoonka Muqdisho ee Kubadda Cagta kagala qeyb-galay kumannaan shacab ah, xuska sannad-guurada 63-aad ee xornimada iyo midnimada dalka ayaa ka hadlay xaaladda...
Isku soo bax uu ka qeyb galay Madaxweynaha Xasan Sheekh oo si Nabad Galyo...
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay waxa uu Noqday Madaxweyne kula hadla 30 sano kadib kumanaan qofood Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho.
Amaanka ayaa loo adkeeyay mana jirin...
Xuska sanad guurada 63-aad ee madax-banaanida Soomaaliya oo Qaramada Midoobay u hambalyaysay dadka Soomaaliyeed
Xuska sanad guurada 63-aad ee madax-banaanida Soomaaliya awgeed, ayaa Qaramada Midoobay waxay u hambalyaysay dadka Soomaaliyeed, waxayna ku ammaantay sida ay uga go’antahay dhismaha mustaqbal wanaagsan.
Madax bannaanida Soomaaliya ayay Qaramada Midoobay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad u jeediyay kumanaan shacab ah kala qayb galayay 1-da...
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay kumanaan shacab ah ayaa maanta ka qayb galayay munaasabada 63 guurada 1-da Luuliyo oo ka dhacday Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho.
Madaxwweynaha...
Midowga Yurub oo si adag u cambaareeyay gubidda Qur’aanka iyo muujinta cunsuriyadda dalka Sweden.
Midowga Yurub ayaa si adag u cambaareeyay gubidda Qur’aanka iyo muujinta cunsuriyadda, waxayna caddeeyeen inaysan meelna uga jirin Yurub.
Midowga Yurub ayaa wasaaradda arrimaha dibadda ee Sweden kula biiray sida xooggan ee...
Khasaare ka dhashay Qarax Miino oo ka dhacay degaanka Daarunicma ee gobolka Shabeelada Dhexe
Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in Qarax Miino oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay Degaanka Daaeunicmaa ee gobolka shabeelada Dhexe.
Qaraxa ayaa waxaa lala...
Haweeneyda xayeysiisa dharka ee Naomi Campbell oo dhashay iyadoo jirta 53 sano.
Naomi oo ah xiddigad caan ah oo labo sano kahor dhashay cunuggeedii ugu horreeyay, ayaa ilmaheeda labaad dhashay Khamiistii, waxaana ka dhashay hadal heyn baraha bulshada ah.
Qoraal ay soo dhigtay baraha...
Wasiirka haweenka iyo xuuquda Khadiijo Maxamed Diiriye oo xalay laga xaday taleefankeedii gacanta
Waxaa Xalay xafladii ka dhacday Magaalada Muqdisho ee loogu dabaal dagayay xuska kowda Luulyo ka dhacday arin la yaableh oo Barahha bulshada aad loogu hadal hayay saacadihii la soo dhaafay.
Wasiirka haweenka...