M.weyne Xasan Sheekh oo shirka LDC5 ka sheegay Dowlado Somalia ku…
Khudbadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Shirka Loo Dhan Yahay ee LDC5 ee hal-ku-dheggiisu yahay: Ka faa’iidaysiga khayraadka la haysto si loo gaaro barwaaqo
Madaxda sharafta leh, Mudanayaal iyo...
Dowlada Somaliya oo markii ugu horeysay Dalkale dhaqaale ugu yaboohday
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa ka qayb galay munaasabada Dowladda Turkiga loogu wareejiyay lacag dowladda iyo...
Rishi Sunak waxa uu wacad ku maray in uu joojinayo sheegashada magangalyada ee ka...
Qof kasta oo UK ku yimaada doon yar ayaa laga hor istaagi doonaa inuu codsado magangalyo, iyadoo la raacayo sharciyo cusub oo la filayo in lagu dhawaaqo toddobaadka soo socda.
Wasiirada waxaa...
Gazzetta dello Sport iyo Il Corriere dello Sport oo u doortay Malick Thiaw inuu...
Gazzetta dello Sport iyo Il Corriere dello Sport ayaa u doortay Malick Thiaw inuu yahay ciyaaryahankii ugu xumaa Milan kulankii Fiorentina ee habeen hore iyadoo warqad casaan ah uu ku sheegay...
Xukun adag oo lagu riday Ayuub Cismaan iyo Dambiga loo heesto oo la shaaciyay
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun adag oo xabsi ah ku riday Ayuub Cismaan Sheekh Aadan Isxaaq oo ah 24-jir ah, waxaana ninkan lagu helay dambi ah in uu katirsanaa kooxda...
Dilal iyo Qaraxyo oo Caawa ka dhacay magaalada Muqdisho
Wiil dhallinyaro ah oo magaciisa lagu sheegay Cabaas Cali ayaa caawa lagu dilay garoon salax banooniga lagu ciyaaro oo ku yaalla xaafada Raadeelka ee degmada Dayniile.
Rag biskoolado ku hubeysan ayaa wiilkan...
Britain’s Alex Yee and Beth Potter claim victories at World Triathlon Championship Series in...
On Friday, at the World Triathlon Championship Series Abu Dhabi presented by Daman, Great Britain's Alex Yee and Beth Potter got their seasons off to a winning start.
We encourage you to...
Khilaaf u dhaxeeya mas’uuliyiinta sare ee maamulka Gobalka Banaadir
Khilaaf u dhaxeeya mas’uuliyiinta sare ee maamulka Gobalka Banaadir, gaar ahaan Guddoomiyaha Gobalka iyo ku xigeenada Maaliyadda iyo Amniga ayaa sababay in ilaa hadda aan la bixin mushaarka shaqaalaha Gobalka Banaadir,...
Hormuud Salaam Foundation oo Tababarka Mooto wadista usoo xirtey Dhalinyaro.
Waxaa maanta lagu qabtay xarunta Hormuud Salaam Foundation munaasabad Tababr loogu soo xirayey, Dufcadii labaad ee mashruucan shaqo abuurista oo soo dhameytstey tababarka mooto wadista oo socday mudo laba bilood ah.
Hormuud...
Isimadda dhaqanka ee gobalada SSC oo wada hadalo la leh hadda wafdi sare oo...
Isimadda dhaqanka ee gobalada SSC ayaa wada hadalo la leh hadda wafdi sare oo kasocda dawladda Itoobiya, kaas oo horey u soo maray magaalada Hargeysa, lana kulmay Madaxweynaha Somaliland iyaga oo...