Advertisement

Wafdi ka socda Dowlada Somalia oo Dalka K/afrika kula kulmeen Jaaliyada Soomaalida

0
Johansburg (dayniiile.com)-Wasiir  ku xigeenka Arrimaha dibadda  Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Dalka Koonfur-Afrika halkaasuu kula kulmay Jaaliyada Soomaalida. Kulankaan oo ka dhacay Johansburg ayaa looga hadlay arimo ku saabsan nolosha...

DAAWO VIDEO: Cali Jeyte Cusmaan oo markii ugu horeysay ka hadlay Xilka loo magacaabay

0
La taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ee dhanka Ciidamada Macawisleyda mudane Cali Jeyte Cusmaan ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xilka loo magacaabay iyo sida uu u arko. Cali Jeyte wuxuu sheegay inuu uga...

Qarax dhimasho sababay oo Ciidamada Kenya lagula eegtay nawaaxiga Dhadhaab

0
Ciidamo ka tirsan kuwa Dalka Kenya ayaa maanta qarax lagula eegtay halka lagu magacaabo Warta cagey ee deegaanka xeryaha Dhadhaab. Qaraxa waxaa si gaar ah loola eegtay saraakiil saarnaa gaariga GSU oo...

Ra’iisulwasaaraha oo Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda Bangiga Ziraat Katilim+Sawirro

0
Muqdisho, Oktoobar 30, 2023:  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda Bangiga Ziraat Katilim ee laga leeyahay dalka Turkiga, kaas oo dhawaan...

Wasiir Kenyan ah oo sheegay inaan la isaga hareyn geerida 5 Ardey oo Caruur...

0
Nairobi (dayniiile.com)-Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Kenya  Prof. Kithure Kindik ayaa si kulul uga hadlay dhacdo shalay ay ku dhibteen 5 ardey oo fasalka lixaad dhigeyneyay iyo 4 nin oo xoogsato ah. Caruurta...

Dalladda Qurbajoogta Ururrada GalMudug ee Yurub (GEDAN) oo dooratay Guddoomiye & ku-xigeen

0
Dalladda Qurbajoogta Ururrada GalMudug ee Yurub, ee magaceeda loo soo gaabiyo GEDAN oo ay ku middeysan yihiin ururro ka dhisan waddamada Yurub ayaa caawa (29-10-2023) Magaalada Kemer-Antalya ee dalka Turkiga ku...

DAAWO VIDEO: Danjire Tarsan oo Nairobi kaga qeybgalay kulan lagu taageeraayay Dagaalka Dowladu...

0
Nairobi (dayniiile.com)-Jaaliyada reer  Koonfur Galbeed ee Kenya ayaa soo qaban qaabiyay kulan ka dhacay Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya  kaasoo lagu taageeraayay Dagaalka Dowlada Soomaaliyeed kula jirto Al-shabaab. Kulankaan waxaa ka...

Duqa Muqdisho oo Dalka Turkey kula kulmay Dhiggiisa Magaalada Ankara+Sawirro

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Wafdi uu hogaaminaayo oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiya ayaa kulan la qaatay Dhiggiisa Magaalada Ankara Mudane...

Dagaal culus oo duleedka Kismaayo ka dhacay

0
Kismaayo (dayniiile.com)- Dagaal culus ayaa la soo sheegayaa inuu ka dhacay duleedka Magaalada  Kismaayo ee Xarunta Maamulka Juballand. Dagaalkaan oo u dhexeeyay Ciidamada Daraawiishta Puntland iyo kuwa Alshabaab ayaa gaystay khasaa nafeed...

Roobab dhimasho sababay oo ka da’ay Gobolka Gedo

0
Garbahaareey (dayniiile.com)-Roobab waa weyn ayaa ka da'ay saacadihii ugu dambeeyay  Gobolka Geddo kaasoo saameyn khasaare nafeed iyo mid hantiyeed  ku yeeshay bulshada. Roobka oo ka da'ay Magaalada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Geddo...

Weight loss

- Advertisement -