Advertisement

Taliye xigeenka Booliiska Atmis oo booqday Booliiska Dhoobleey

0
Dhoobleey (dayniiile.com)-Magaalada Dhoobleey ee Gobolka Jubada hoose waxaa booqasho ku tagay khamiistii shalat Taliye ku xigeenka ciidanka booliska ATMIS CP Martin Amoru iyo saraakiil kale Ujeedka booqashada Saraakiishaani ayaa lagu sheegay inay...

Cali Guud-Laawe iyo Axmed Madoobe oo Hambalyo u direy Saciid Danni

0
Madaxweynayaasha  Dowladd Goboleedyada Hirshabeelle iyo Juballand ayaa hambalyo waxay u direen Saciid C/laahi Danni oo mar kale dib loogu doortay Madaxweynaha Puntland. Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Madaxweyne Puntland Saciid Danni wuxuu...

Madaxweynaha Masar oo si cad u sheegay inuu difaacayo Somalia

0
QAAHIRA (DAYNIIILE.COM)-Madaxweynaha Masar oo maanta dalkisia ku qaabilay dhigisa Somalia Madaxweyne Xasan Sheekh ayay si fiican isula faaqideen xiriirka labada dal iyo iskaashiga soo jireenka ah ee labada dal. Madaxweynaha Masar ayaa...

Shir looga hadlayo Amniga Xamar oo goor dhaw bilowday iyo Xamze oo ka qeybgalay

0
MUQDISHO(DAYNIIILE.COM)-Ra'iisulwasaaraha Soomaaliya Xamze Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay Shir lagu soo badhigayo horumarka iyo guulaha laga gaaray amniga Caasimadda sanadka 2023. Shirkaan oo hada socda ayaa waxaa goob-joog  ka ah masuuliyiin,Saraakiil iyo...

Christian Pulisic oo ka tagay Chelsea afar sano kadib wuxuuna si rasmi ah ugu...

0
  24-sano jirkaan ayaa yimid Stamford Bridge xagaagii 2019 isagoo ogolaaday inuu Blues kaga soo biiro Borussia Dortmund horaantii sanadka. Waxa uu sameeyay saamayn hore kadib markii uu caawiye ka noqday kulankii...

Xasan Sheekh iyo Xamsa oo bilaabay kala furidda Baarlamaanka

0
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu maanta baaqday kulanka xildhibaanada golaha shacabka. Macluumaadka la helayo ayaa tilmaamaya in mqdaxtooyada Soomaaliya ay ku qancisay gudoomiyaha golaha shacabka in ilaa iyo...

DAAWO VIDEO: Maxkamada Ciidamada oo laba nin dil ku xukuntay

0
Maxkamda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya fadhigeeduna yahay Muqdisho ayaa maanta dil ku xukuntay laba nin oo hore dilal u gaysteen. Haddaba warbixinta oo faahfaahsan halkaan hoose ka daawo muuqaal uh diyaariyay...

Madaxweynaha oo qaabilsay Kumaandooskii ka qayb galay dhoola-tus Millatari+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan casho ah kula qaatay ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ka qayb galay dhoola-tus Millatari...

Madaxtooyada Soomaaliya oo beenisay in madaxweyne Xasan sheikh uu doonayo muddo kororsi

0
Agaasimaha madaxtooyada Soomaaliya Xuseen Sheikh Maxamuud, ayaa sheegay dowladda Soomaaliya in aysan u qorshaysnayn in ay muddo kordhin sameysato, taas beddelkeedna ay doonayso in la mideeyo doorashooyinka heer federal iyo heer...

Intee gaarsiisan yahay awooda Dowlada Somalia ee Maamulida hawadeena

0
NAIROBI (DAYNIIILE.COM)-Wasiirkii hore ee duulista hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Omaar oo Nairobi ku sugan ayaa wareysi uu siiyay VOA-da laanteeda afka Somaliga wuxuu sharaxaad ka bixiyay awooda Somalia ee maamulida hawadeena. Maxamed...

Weight loss

- Advertisement -