Advertisement

DAAWO VIDEO: KIsmaayo oo lagu soo bandhiga Maandooriye fara badan iyo dadkii watay

0
Kismaayo (dayniiile.com)-Booliiska Maamul Goboleedka Juballand ayaa maanta soo bandhigay maandooriye fara badan oo nuuca xashiishka loo yaqaan ah kaasoo lagu soo qariyay gaari. Gaari Nuuca Afjiir-ka loo yaqaan ayaa lagu soo qariyay...

Ra’iisulwasaare Xamze oo booqasho dhiira-gelin ah ugu tagay ciidanka xasillinta caasimadda+SAWIRRO

0
Muqdisho, Nofeembar 17, 2023;Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer dhiirigelin ah ugu tagey ciidanka xasillinta caasimadda ee millatariga sida Booliska u howlgala (Polizia militare) ee...

Dab Xooggan oo Caawa ka kacay Degmada Xamarweyne iyo tukaamo la bililiqeystay

0
Muqdisho(dayniiile.com)-Wararka aan ka heleyno Degmada Xamarweyne Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhaw oo caawa maqribkii  ah uu dab xooggan ka kacay guri kaasoo ku sii fidaya xaafadaha ku dhaw. Guriga dabku...

Dowlada oo guulo ka sheegatay Howlgal Ciidan ay ka fulisay duleedka Xudur

0
Xudur (dayniiile.com)-Saraakiisha Ciidamada Milatariga Dowlada Soomaaliya ee ka howlgala Gobolka Bakool ayaa guulo ka sheegtay Howlgal Ciidan ay ka fuliyeen duleedka Magaalada Xudur ee Xarunta G/Bakool. Howlgalkaan oo ka dhacay Tuulo lagu...

DAAWO VIDEO: Hirshabelle oo Maxkamado ka hirgalisay deegaanadii Alshabaab laga saaray

0
Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa xarumo Maxkamad ka hirgeliyay deegaannadii dhawaan laga xoreeyay Khawaarijta sida uu baahiyay Tv-ga Qaranka. Hadaba warkaan oo faah-faahsan halkaan ka daawo muuqaal uu diyaariyay Tv-ga Qaranka.  

Muwaadin Somaliyed oo xalay lagu dilay Cape-Town

0
Cape-Town (dayniiile.com)-Muwaadin Soomaaliyeed ayaa xalay lagu dilay Dalka Koonfur Afrika kaasoo lagu magacaabi jirey Cabduqaadir Xasan Maxamuud oo loo yaqaanay (Xasan Qurux). Allaha u naxariistee Marxuumka oo ahaa nin dhalinyaro ah ayay...

Maxaa looga hadlay kulan xasaasi ah oo kulmiyay Wasiirada iyo Hay’ada Nabad-sugida+SAWIRRO

0
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Guddiga Qaran ee Kahortaga Lacag-dhaqista iyo Maalgelinta Argagixisada oo ay xubno ka yihiin hey’adaha Dowladda ee...

Maxay tahay ‘daawada ragga’ ee ay soo saartay gabadhaan Soomaaliyeed iyo waxa dhaqaatiirtu ka...

0
=XIGASHO BBC SOMALI=        =XIGASHO BBC SOMALI=       Hibaaq Cabdullahi Maxamed oo ah gabar da'yar oo ku nool magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in hal abuur cusub oo ay la...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Saraakiisha kala hadlay Amniga iyo Howlgalka dagaalka Al-shabaab+SAWIRRO

0
Muqdisho, Nofeembar 16, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Saraakiisha iyo Taliyeyaasha Ciidamada oo uu kala hadlay...

Mudo kordhin loo sameeyay Ciidamada ATMIS wajiga 2-aad ee dagaalka Alshabaab dartiis

0
New Yor (dayniiile.com)-Hasy’ada Qaranada Midoobe ayaa mudo kordhin u sameysay Ciidamada Mudowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya kuwaasoo ku howlgala magaca ATMIS xli waqtigii hore gabaabsi ka yahay islamarkaana horaanta 2024...

Weight loss

- Advertisement -