Advertisement

Tartan loo galaayo Mashruuca dhismaha Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta oo tartan

0
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta Xukuumada Faderaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in loo tartamayo mashruuca dhismaha wasaaradda. Haddaba halkaan hoose ka aqriso qoraalka Wasaarada oo...

Maleeshiyaad ka qeyb qaatay dagaal Beeleedkii Caddalle oo gacanta lagu soo dhigay+SAWIRRO

0
Caddalle (dayniiile.com)-Ciidamada Daraawiishta Booliska iyo kuwa Nabadsugida Qaranka ayaa wali waxay howlgalo ka wadaan deegaanada hoos taga Magaalada Xeebeedka Caddalle oo hore ay uga dhaceen dagaal beeleed si arxan daran la...

Aafar Qofoof oo Roobabka dartood ugu geeriyootay Ceel-waaq

0
Roobabkii isdaba jooga ahaa ayaa wali dalka iyo dariskaba ka socda xili khasaare haniyeed iyo mid nafeedba uu geysanayo inkastoo uu aad u yaryahay khasaaraha nafeed. Magaalada Ceelwaaq dhanka Kenya mamusho ayaa...

Maamulka Degmada Hodan oo xalay sameeyay Howlgal muhiim ahaa

0
Ciidamada Saldhiga Degmada Hodan oo uu horkacayo Gudoomiyaha degmadaasi ayaa xalay howlgalo muhiim ah waxay ka sameeyeen qaar ka laamiga hor mara Taribuunka. Howlgalkaan oo si gaar ah u daarnaa la dagaalanka...

Qaban qaabada dibad bax lagu taagerayo Geesinimada Ra’iisulwasaare Xamaze oo Muqdisho ka socota

0
Muqdiaho(dayniiile.com)-Waxaa Magaalada Muqdisho ka socota Qaban qaabada dibad bax lagu taagerayo Geesinimada Ra'iisulwasaare Zamaze. Dibad baxayaasha ayaa sameystay boorar ay ku xardhan yihiin  Mudaaharaadka Taageerida Geesiga Jamhuuriyada Soomaaliya. Isu soo baxaan oo la...

Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya oo ka hadashay Dagaalkii Jowhar ka dhacay

0
Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dhacdo galabta ka dhacday Garoonka diyaaradaha Magaalada Jowhar. dhacdadaan ayaa ahayd dagaal dhex maray ciidamada Kumaandooska Danab iyo kuwa Hirshabelle oo ilaalo...

Madaxweyne Cali Guud-laawe oo saxiixay dhaqan-galka ansixinta 8 Degmooyin cusub degmooyinka

0
Jowhar: 04, Nofeermbar, 2023: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ka duulaya hirgelinta hannaan ku dhisan sharci iyo xeerar xoojiya awoodda Dowladda ayaa saxiixay Hindise sharciyeedyada kala ah: -Hindise Sharciyeedka...

Dowlada oo ka qeybgaleysa shirka caalamiga ah ee isbeddelka cimilada

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta kulan waxay ku yeesheen Xaruntooda Magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac, ayaa shirka maanta shir  guddoominayay waxaana looga hadlaayay diyaar garowga...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo ka hadlay weerar maanta ay kala kulmeen ciidamada Danab

0
Jowhar (dayniiile,com)-Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle C/xakiin Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa shir jaraa'id uu qabtay wuxuu kaga hadlay dagaal culus oo galabta dhex maray ilaaladiisa iyo kuwa milatariga Danab. Dagaalkaani wuxuu gaystay khasaare...

Golaha Wasiirada Hirsabelle oo ansixiay Degmooyin cusub+SAWIRRO

0
Jowhar: 04, Nofeembar, 2023: Madaxweynaha Dowlada Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay Kulanka Golaha Wasiirada ee Dowladda Hirshabeelle. Shirka Golaha Wasiirada ayaa looga hadlay Arrimaha amniga iyo Qorsheyaasha howlgalada...

Weight loss

- Advertisement -