Advertisement

Ciidamada Dowlada oo Maanta soo bandhigay Alshabaa laga soo qabtay Ceeldheer

0
Ceeldheer (dayniiile.com)-Ciidamada Dowlada Soomaaliya ee ka howlgala xadka Shabeelaha dhexe iyo Galgaduud ayaa maanta soo bamdhigay Sarkaal Alshabaab ka tirsan oo shalay ay ka soo qabteen Degmada Ceel-dheer ee Gobolka Galgaduud. Sarkaalkaan oo...

DEG DEG: Xukunka Qayb kamid ah Laamaha Maamul ee degmada Hodan oo Argagixisanimo...

0
Cabdiraxiin Maxamed Cusmaan Jimcaale (Macruuf) Ayaa u qaabilsanaa Khawaarijta Gudbinta Macluumaadka iyo Xogaha Xubnaha ka shaqeeya Degmooyinka kala ah, Dayniile, Yaaqshiid, Hilwaa, Hodan, Howl-wadaag. Macruuf ayaa Afar iyo tobankii bishii Jun...

DAAWO VIDEO: Sh. Mukhtaar Rooboow “wasaarada Diinta waxaa soo martay 34 Wasiir,anigaana ku guuleystay...

0
Muqdisjo (dayniiile.com)- Sh. Mukhtaar Rooboow Cali oo ah Wasiirka Ow-qaafta iyo arimaha diinta Somaaliya  ayaa ku faanay inuu isagu ku guuleystay qal qaalinta dhismaha Xaruntac Wasaaradaani. Wasiir Rooboow Cali wuxuu muuqaalkaan kaga...

Hay’ada Caafimaadka WHO oo ka digtay Caruunta lagu xasuuqayo Gaza

0
War ay soo saartay Hay’ada Qaramada Midoobe qeybtooda Caafimaadka ee loo yaqaan WHO ayay si adag kaga hadleen xaalada amni iyo tan caafimaadka ee ka jirta Magaalada go’doonsan ee Gaza. Agaasimaha Guud...

Wabiga Shabelle oo Saaka fatahaad hor leh ka sameeyay Baladweyne

0
Baladweyne (dayniiile.com)-Wararka laga helaayo Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan  ayaa sheegaya in xalay iyo Saaka uu fatahaad hor leh  sameeyay wabiga xili hore cabsi loo qabay oo dadku dhagta u...

Guddiga Qaran ee Gurmadka fatahaadaha El-Niño oo yeeshay Kulankoodii ugu horeeyay

0
Waxaa shalay xarunta dhexe ee hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka kulan koodii ugu horeeyay ku yeeshay Guddiga Qaran ee Gurmadka fatahaadaha El-Niño kuwaas oo ay ka qaybyihiin Ra'isulwasaare ku xigeenka XFS, Wasiiro...

Booliiska Britain oo xabsiga dhigay banaan baxayaal taageersanaa Qadiyada Falastiin

0
London (daniiile.com)-Magaalada London oo shalay uu ka dhacay dibad bixii ugu dadka badnaa ee Yurub ka dhaca kaasoo lagu taageeraayay qadiyada reer Falastiin loogana soo horjeeday gumaadka Yuhuuda ku heyso shacabka...

Hogaamiyaha Yuhuuda oo diiday inay Falastiin  maamulato GAZA  hadii ay ka saaraan Xamaas.

0
Tel aviv (dayniiile.com)-Hogaamiyaha mayalka adag ee Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa warbaahinta u sheegay ineysan aqbali karin in shacabka Falastiin maamushaan Magaalada Gaza waaba hadii ay dagaalka kaga guuleystaan Xamaas taasoo ah...

Madaxweynaha Puntland oo Garowe kula shireyErgayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya+Sawirro

0
Garoowe: 11 November 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Catriona Liang iyo wafdi ay hoggaaminayso. Kulanka ayaa looga hadlay...

Madaxweyne Xasan oo Ururka Islaamka la wadaagay mowqifka Soomaaliya ee Xaalada Gaza+Sawirro

0
Riyaad, Nofeembar 11, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga kaga qeyb-galay kulan degdeg ah oo ay isugu yimaadeen hoggaamiyeyaasha Caalamka Islaamka, kaas...

Weight loss

- Advertisement -