Advertisement

Xog ku saabsan warar dheeraad ah oo laga helay heshiiskii dhex maray Dowlada iyo...

0
Waxaa soo baxaya warar dheeraad ah oo laga helayo heshiiskii ay hore u kala saxiixdeen Dowlada Soomaaliya iyo Beesha Xawaadle oo tabasho badan qabtay. Heshiiska uu Xasan Sheekh la soo galay Beesha...

Mas’uul reer Dhuusa-Mareeb ah oo beeniyay inay qabiil ahaayeen Al-shabaabkii lagu dilay laguna soo...

0
huusa-mareeb (dayniiile.com)-Gudoomiyaha Dhalinyarada Magaalada Dhuusa-mareeb Calas Cabdi-Nuur Barre ayaa si weyn u beeniyay wararka sheegaya in ragii shalay lagu dilay laguna soo qabtay deegaanka Bulucle ay qabiil ahaayeen. Masuulkaan ayaa sheegay in...

Maamulka Puntland oo heshiis dhex dhigay laba Maleeshiyo Beeleed

0
Balibusle(dayniiile.com)-Maamulka Puntland ayaa ku guuleystay inuu heshiis dhex dhigo beelo walaalo ah oo ku dagaalamay Deegaanka Balibusle ee Gobolka Mudug kadib markii mudo asbuuc ah loo fadhiyay arintaan. Howshaan nabadeynta ah waxaa...

Al-shabaab oo Saaka qarax weyn ku weeraray goob uu ku sugnaa Madaxweyne Qoor...

0
Wararka laga helaayo Deegaanada Maamulka Galmudug ayaa sheeaya in saaka Alshabaab qaraxyo waa weyn oo is miidaamin ah inay ku qaadeen deegaanka Laas-gacameey oo ku dhacay Magaalada Bacaad ee Gobolka Mudug. Wararka...

Maxkamadda G/ Banaadir oo bilawday ,Dhageysiga 2-aad dacwadda mas’uuliyiin loo haysto Musuq-maasuq

0
Maxkamada gobolka Banaadir ayaa markii  labaad u Fariisatay dhageysiga  dacwada loo heysto sarakiil katirsan hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo lagu soo Eedeeyay  Musuq maasuq. Maxkamadda Gobolka Banaadie ayaa maanta la horgeeyay  Afar...

Dr Cilmi Maxamuud: “Sharaf & Mudnaan gaar ah ayay ii ahayd in aan noqdo...

0
Wasiirkii Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa soo dhoweeyay xil ka qaadista uu ku sameeyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo horay ugu magacaabay Xilkaan. Qoraal uu soo dhigay...

DAAWO VIDEO: Sh. Mukhtaar Rooboow “wasaarada Diinta waxaa soo martay 34 Wasiir,anigaana ku guuleystay...

0
Muqdisjo (dayniiile.com)- Sh. Mukhtaar Rooboow Cali oo ah Wasiirka Ow-qaafta iyo arimaha diinta Somaaliya  ayaa ku faanay inuu isagu ku guuleystay qal qaalinta dhismaha Xaruntac Wasaaradaani. Wasiir Rooboow Cali wuxuu muuqaalkaan kaga...

Wasaarada Caafimaadka oo gaadiid Ambulance ah ku wareejisay Maaamulka G/banaadir+SAWIRRO

0
Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cabdicasiis Cismaan Maxamed oo uu wehliyo Agaasimaha Waaxda Caafimaadka G/Banaadir ayaa Gadiid Caafimaad nuuca gar-gaarka deg-degga ah (Ambulance) kala wareegay Wasaaradda...

Khasaare Dhimasho badan oo ka dhashay Dagaalkii Saaka ka dhacay duleedka Laas-caanood

0
LAAS-CAANOOD (DAYNIIILE.COM)-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal saaka ka dhacay duleedka Laascaanood kaasoo u dhexeeyay ciidamadii Somaliland ka saaray Laas-caanood. 10 askari ayaa ku dhinteen iska hor imaadka oo u...

21 ka mida Asakarta Israa’iil oo lagu dilay GAZA

0
GAZA (DAYNIIILE.COM)-Sida lagu daabacay Warbaahinta Al-jazeera waxaa Marinka Gaza saaka lagu dilay cidamo badan oo Yuhuud ah. Afhayeenka ciidamada Israel Daniel Hagari ayaa saxaafada la wadaagay in 21 askari looga dilay weerar...

Weight loss

- Advertisement -