Advertisement

DAAWO VIDEO: Roobab u qaab ekaa kuwii Gobolada oo maanta ka da’ay Muqdisho

0
Roobab waa weyn ayaa maanta ka da'ay qaar ka mida Degmooyinka Muqdisho kuwaasoo u qaab ekaa kuwii Gobolada ka da'ayay. Roobabka maanta waxay sababeen biya sida wabigii ah oo laamiyada harqiyay iyadoo...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Muqdisho, Arbaco, 08 November, 2023 1- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku baaqay...

Laba wiil Soomaali ah oo Caawa lagu dilay Dalka Koonfur Afrika

0
Cabe-Town (dayniiile.com)-Waxaa sii kordhaya dhalinyarada Soomaaliyeed ee lagu dilaayo Dalka Koonfur frika xili sanad kasta dhamaadkiisa ay aad u kordaan ugaarsiga lagu hayo Soomaalida. Laba wiil oo soomaali ah ayaa caawa...

Aqalka Wakiillada Mareykanka oo Camaareeyay gabadh Falastiin oo iyaga ka tirsan.

0
Washington (dayniiile.com)-Gabadha kaliya ee faastiin ah ee ku jirta Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa la soo sheegayaa inay Cambaareyn iyo hanjabaad kala kulantay baarlamaanka ay ka tirsan tahay ee Mareykanka kadib...

Milatariga Somalia oo gurmad u fidiyay shacabka Baydhaba roobabka dartood+Sawirro

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Qaar ka mida Ciidamada Milatariga Soomaaliya qeybtooda ku sugan Magaalada Baydhaba ayaa gurmad waxay u sameeyeen shacabka Magaaladaasi oo daadadka roobabku guryaha ugu galeen. Ciidamadaan oo shalayna sidaan oo kale gurmadka...

Gudoomiyaha Degmada Kaxda oo maanta furey Wado cusub oo muhiim u ah dadweynaha+Sawirro

0
Waxaa goor dhaw oo maanta la daah furey Wado jay ah oo aad muhiim ugu ah shacabka ku dhaqan Degmada Kaxda ee Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Degmada Kaxda Cabdullaahi Sheekh Cabdiraxmaan ayaa...

Shirkii Booliiska u socday oo galay maalintiisa labaad+SAWIRRO

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Waxaa maalintii labaad galay Shirka Wadatashiga ee qaab-dhismeedka amniga qaranka Soomaaliya iyadoo shalay la daah furey. Shirkaan oo ka dhacaya Xarunta Taliska Booliiska Soomaaliya ayaa beri lagu wadaa in la soo...

Dowlada Kenya oo Xaflad sagootin ah u sameysay Danjirre Tarsan+Sawirro

0
Munaasabad sagootin ah ayaa maanta loogu qabtay xarunta wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Kenya Danjire Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo soo gabagabeeyay mudadii uu ahaa safiirka dowladda federaalka Soomaaliya u fadhiya...

Laba Nin oo Itoobiyaan ah oo lagu dilay Gobolka Sanaag

0
Milxo (dayniiile.com)- Laba nin oo Itoobiyaan kana soo jeeda Qowmiyada Oromada ayaa maanta lagu dilay Deegaanka Milxo ee Gobolka Sanaag. Dilak ayaa yimid markii ay arimo shaqo isugu dhaceen shalinyaro Soomaali ah...

DEG DEG: Dagaal goor dhaw ka dhex qarxay SSC Qaatumo iyo Somaliland

0
Laas-caanod (dayniiile.com)-Dagaal culus ayaa goor dhaw ka bilowday duleedka dhanka Galbeed ee Magaakada Laas-caanood kaasoo u dhexeeya Ciidamada labada Maamul ee SSC Qaatumo iyo Somaliland. Hub waa weyn ayaa la isu adeegsanayaa...

Weight loss

- Advertisement -