Advertisement

Cumar C/rashiid iyo C/raxmaan C/shukuur oo qaadacay ansixintii dastuurka.

0
Ra’iisul Wasaarayaashi hore Cumar C/rashiid iyo Xasan Cali Kheyre iyo Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur ayaa qaadacay wax ka badalka Dastuurka, iyagoo caddeeyay inay aqoonsan yihiin Dastuurka KMG ee 15-ka cutub iyo 143...

Wax ka ogow taariikhda qorantay kadib ansixintii Dastuurka

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Kadib markii maanta labada aqal ee Baarlamanka Soomaaliya ay cod aqlabiyad leh  ku ansixiyeed 4-ta cutub ee Dastuurka Somalia ayaa waxaa qorantay taariikh cusub. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Baarlamaanka 11-aad ayaa...

Ra’iisulwasaare Xamze muxuu ka yiri ansixinta Cutubyada Dastuurka adastuu

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku boggaadiyey Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ansixinta wax-ka-beddelka cutubka 1-aad iyo 4-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka...

Madaxweyne Xasan oo ka hadlay ansixinta Dastuurka+SAWIRRO

0
Muqdisho, Maarso 30, 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta qabyo-tirka cutubyada 4-ta ah ee Dastuurka...

Ciidamada Badda India oo mar kale qabqabtay Soomaali Burcad badeed ah.

0
War ka soo baxay Taliska Ciidamada Badda ee Dalka India ayaa lagu shaaciyay inay mar kale qabteen kooxo ka tirsan burcad badeeda Soomaalida. Warka India ka soo baxay waxaa lagu xusay in...

Guulaha Dowlada iyo meel marinta afarta cutub ee dastuurka

0
Muqdisho, 30 March 2024: Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyey afarta cutub ee dib u eegista, wax ka badelka iyo dhameystirka Dastuurka. Tallaabadan taariikhiga ah ayaa waddada u...

Maxaa laga yiri Beelaha ku dagaalamaya Diinsoor

0
Laba maleeshiya Beelood ayaa la soo sheegayaa inay ku dagaalamayaan Magaalada Diinsoor ee Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed. Mid ka mida Culumada Soomaaliyed oo u dhashay Gobolada Bay iyo Bakool ayaa...

DEG DEG: Xildhibaanada labada aqal oo ansixiyay Dastuurka

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhaw  si wadajir ah u ansixiyay 4-ta cutub ee ugu horreysa Dastuurka. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa ku dhawaaqay inay codkooda...

Dagaalyahanada Xisbullah oo shaaciyeen inay weerar ku qaadeen saldhigyo ay ku sugnaayeen Ciidamada Yuhuuda

0
  Dagaal-yahanada reer Lubnaan ee Xisbullah ayaa sheegtay in saacadihii lasoo dhaafay ay weerarro kala duwan ku qaadeen fariisimo ay ku sugnaayeen ciidamada Israa’iil. Waxay xuseen inay weerarradooda ugu dambeeyay u adeegsadeen gantaallo...

ku dhawaad Boqol shacaba oo lagu dilay Gaza

0
QAZA (DAYNIILE.COM)-Ugu yaraan 71 falastiiniyiin ah ayaa la dilay 112 kalena waa lagu dhaawacay 24-kii saac ee la soo dhaafay, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Gaza. Ugu yaraan 15 qof ayaa...

Weight loss

- Advertisement -