Advertisement

Madaxweyne Xasan oo ka soo guuray Dhuusa-mareeb

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Madaxweynaha Dowlada Faderaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib ugu soo laabtay Magaaada Muqdisho isaga iyo wafdi uu hogaaminayo. Madaxweynaha ayaa mudo laba bilood ah wuxuu ku sugnaa magaalada Dhuusamareeb halkaasoo...

Askari sedex ruux ku dhaawacay Maqaaxi uu ku weeraray Bam gacmeed+SAWIRRO

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Askari ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka  Soomaaliya ayaa Bam Gacmeed wuxuu ku dhuftay Maqaaxi ku taal nawaaxiga isgoyska taribuuna ee Magaalada Muqdisho halkaas uu rabay inuu baad wax uga cuno...

Madaxweyne Saciid Dani oo Maanta magacaabay laba xil

0
Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C/laahi Dani ayaa maanta magacaabay maaareeye iyo maareeye xigeenka kastamka. Haddaba halkaan ka aqriso:- Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 45...

Ciidamada Midowga Afrika oo madaafiic ku garaacay dad shacaba

0
Diinsoor (dayniiile.com)-Ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya ku jooga magaca Atmis ayaa saaka madaafiic ku garaacay duleedka Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay halkaasoo dad shacaba ay daganaayeen. Wararku waxay tilmaamayaan in dadka shacabkaa...

Laba Askari oo maanta Xukun dil ah lagu fuliyay

0
Geedow Maxamed Fidle (Abuurow) oo ka tirsan Daraawiishta Koonfur Galbeed, ayaa lagu fuliyay Dil-toogasho taasoo ah Qisaasta Marxuum Mursal Cali Cabdi oo uu ku dilay Buur-hakaba, Dilka ayaa ka dhashay rasaas...

Dagaal culus oo Duleedka Muqdisho ku dhexmaray ciidamada Dowlada iyo Alshabaab

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Dagaalamayaal ka tiran Kooxda Alshabaab ayaa xalay weerar waxay ku qaadeen fariisin ciidamada Dowladu ay ku leeyihiin duleedka deegaanka Jaziira ee Muqdisho kaga abaaran dhanka xeebta. Dagaalkaan ayaa la isku adeegsaday...

Booliiska Puntland oo 75 ruux usoo qabteen kiiska Wiilkii la kufsaday

0
Taliyaha saldhiga Galbeed ee Gaalkacyo  Laba XidigLe Samatar Cabdulahi Awkax ayaa ka hadlay Wiilkii yaraa oo 11 jirka ahaa ee kusgi iyo dilka loogu gaystay magaalada Gaalkacyo. Sarkaalkaan wuxuu xusay inay howlgal...

Mombasa oo lagu qabtay isu soo bax lagu taageersan yahay Falastiin

0
Mombasa (dayniiile.com)-Magaalo Xeebeedka Mombasa ee dalka Kenya waxaa ka dhacay banaan bax weyn oo lagu ayidaayay qadiyada shacabka  Dalka Falastiin oo Yuhuudu gumaad arxan daro ah ku heyso. Kumanaan shacab ah oo...

Isra’iil oo raali gelin ka bixisay duqeyn ay u gaysteen Masar

0
Tala Aviv (dayniiile.com)-Sida lagu baahiyay warbaahinta Israa'iil waxaa si qaldan gantaalo taangi ka dhacay uu ugu dhacay goob ciidamada Masar ka jogaan xadka labada dal. Gantaalada ka soo dhacay Taangiga Israa'iil waxa...

Madaxweynaha Kenya oo sheegay ineysan waxba ka jirin saadaasha Roobabka laga bixiyay

0
Nairobi (dayniiile.com)-Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa gabi ahaanba meesha ka saaray kana soo qaaday waxaan jirin saadaasha roobabka waa weyn ee El-Nino kaasoo la hadaly hayo in dalalka afrika uu saameyn...

Weight loss

- Advertisement -