Advertisement

Digniin mar kale loo diray culumaa’udiin uu ka mid yahay Sheekh Mustafa Haaruun

0
AMSTERDAM: Qaar ka mid ah waxgaradka Soomaalida ee ku dhaqan waddanka Holland ayaa mar kale baaq u diray culumaa'udiin uu ka mid yahay Sheekh Mustafa Haaruun Ismaaciil oo ka mid ah...

Duqa Muqdisho oo maanta xariga ka jaray dhismaha Waddada Laamiga Via Liberia+Sawirro

0
Muqdisho, 24 October 2023: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray dhismaha Waddada Laamiga Via Liberia ee Degmada Waaberi oo lagu dhisay...

Dagaal khasaare dhimasho sababay oo Muqdisho ku dhex maray Nabad-sugida iyo Booliiska

0
Muqdisho( dayniiile.com)--Ciidamo ka wada tirsan Dowlada Soomaaliya ayaa maanta ku dagaalamay isgoyska Ceel-gaabta  Magaalada Muqdisho oo ku dhaw Madaxtooyada Soomaaliya. Ciidamadaan oo ka kala tirsanaa Nabad sugida qaranka iyo Booliiska ayaa is...

Mucaaradka Puntland oo ka hor yimid go’aankii Gudiga doorashooyinka Puntland

0
Garowe (dayniiile.com)-Xubnaha Siyaasiyiinta Puntland ee ku mideysan Dallada Mucaaradka Puntland ayaa maanta shir waxay ku yeesheen Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland. Mucaaradla Puntland waxay si rasmi ah uga hor imaadeen go'aankii...

Shirka Wasiirada oo maanta looga hadlay isbadalka Cimilada+SAWIRRO

0
Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay shirka Golaha Sugidda Cunnada iyo isbeddelka cimillada ee heer Wasiir. Shirkan oo ah midkii labaad ee ay yeeshaan Golaha Sugidda Cunnada...

Shir-weynaha Caafimaadka oo ka furmay Dhuusa-mareeb+Sawirro

0
Shirweynaha 5-aad ee wasaaradda caafimaadka dowladda federaalka Soomaaliya iyo wasaaradaha caafimaadka ee dowladaha xubnaha ka ah federaalka ayaa maanta ka furmay magaalada Dhuusamareeb, waxaana furay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi...

Tahriibiyaal xabsiyada Liibiya laga soo saaray oo Saaka Muqdisho lagu soo dhaweeyay+Sawirro

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Waxaa goor-dhaw soo gaaray Garoonka diyaaradaha  Muqdisio  Tahriibiyaal Soomaaliyeex oo ka yimid dhanka Dalka Liibuya. Tahriibayaasashaan oo rabay inay xeebaha Liibiya ka galaan Yurub ayaa waxaa xirtay burcad waxaana ugu danbeyn...

Madaxweynaha Hirshabelle oo sheegay in waan waantii socon waysay markaana ay awood isticmaalayaan.

0
Jowhar (dayniiile.com)-Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Xuseen Guud-laawe ayaa ka hadlay dagaal beeleedyada arxanka daran ee ka jira gobolka shabeelaha dhexe oo ka mida Dowlad Goboleedka Hirshabeele. Cali Guud-laawe wuxuu sheegay inay mudo...

Xamaas oo Cashir u dhigtay ciidamo Israa’iil ah oo isku dayay inay soo furtaan...

0
Gaza (dayniiile.com)-Wararka laga helaayo Marinka Gaza ayaa sheegaya in cashir Milatari loo dhigay ciidamo Israa’iiliyiin ah oo watay gaadiid dagaal kuwaasoo howlgal qorsheysan ku doonayay inay ku galaan xaafado ka mida...

Dowlada Shiinaha oo sheegtay in Israa’iiliyiintu  xaq u leeyihiin inay is difaacaan. 

0
Beijin (dayniiile.com)-Wasiirka arimaha dibada Dalka Shiinaha Wang Yi ayaa ka hadlay xaalada ka taagan bariga dhexe iyo dagaalada u dhexeeya Xamaas iyo Isra’iil. Wang Yi wuxuu warbaahinta u sheegay in Dal kasta...

Weight loss

- Advertisement -