Advertisement

Madaxweyne Xasan oo ka hadlay geerida Cali Ugaas Cabdulle

0
Dhuusamareeb, Oktoobar, 02, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh maxamuud oo tacsi tiiranyo leh u diray qoyska uu ugu horeeyo Ugaas Maxamuud Cali Ugaas, qaraabada iyo guud ahaan Qaranka...

Ra’iisulwasaaraha oo maanta qaabilay Safiirka Dalka Imaaraadka+Sawirro

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Dowladda Isku-tagga Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya, Axmed Juma Al Rumaithi, iyagoo ka wada hadlay xiriirka iskaashi...

Cali Ugaas Cabdulle oo ku geeriyoodey Muqdisho

0
 Mqdisho (dayniiile.com)- Duqii hore ee Magaalada Muqdisho xiligii Dowladii kacaanka Cali Ugaas Cabdulle ayaa ku geeriyooday Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho. Allaha u naxariistee masuulkaan ayaa maalmihij ugu danbeeyay xanuunsanaa wuxuuna ugu...

Xildhiban Jacfar “ dhowr mar baan shirnay walina Alshabab waa joogaan,kulankaan hanoo noqdo ii...

0
Maxaas (dayniiile.com)-Xildhibaan Maxamed Abuukar Jacfar oo ka qeybgalay kulan ay yesheen beelaha Ceyr ,xawaadle iyo Mursade ayaa si adag kaga hadlay dagaalada ay kaga hor jeedaan Alshabaab. Xildhibaankaan oo ka soo jeeda...

Taliyaha Ciidamada Lugta oo booqday furimaha dagaalka+Sawirro

0
Taliyaha ciidanka Lugta ee Xogga dalka Soomaliyeed G/ sare dayax Cabdi Cabddulle iyo saraakiil kale ayaa booqday furimaha gobolak Shabeelaha dhexe gaar ahaan deeeganka biyacadde ee gobalka Shabeelaha dhexe. Taliyaha iyo xubnaha kale...

Magaalada Kismaayo oo lagu gubay Kumaanaan Loor oo Raashin ah+Sawirro

0
Duleeedka Waqooyi ee Magaalada Kismaayo waxaa saacadihii ugu danbeeyay lagu gubay 5 kun raashin ah oo waqtigoodu dhamaaday markii ay bahalo galeen. Munaasabada lagu gubaayay waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Ganacsiga...

C/casiis Lafta-gareen oo ka dalbaday kenya.Itobiya iyo Jabuti inay ka caawiyaan dagaalka Alshabaab.

0
Nayirobi (dayniiile.com)-Madaxweynaha Maamulka Koonfur-Galbeed oo maalmihii ugu danbeeyay ku sugnaa Magaalada Nayroobi ayaa kulan uu halkaasi kaga qeybgalay wuxuu ka hadlay Xaalada dalka gaar ahaan dagaalada ay hogaamineyso Dowlada Soomaaliya ee...

Beelaha Ceyr, Xawaadle iyo Mursade oo u midoobay dagaalka Alshabaab.+Sawirro

0
Maxaas (dayniiile.com)-Shir u dhexeeyay siyaasiyaasiyiin ka soo kala jeeda Hiiraan iyo Galgaduud ayaa  shalay galab qorax dhicii ilaa maqribkii wuxuu ka qabsoomay deegaanka Wara-dhuumale oo hoos taga Degmada Maxaas ee  Gobolka...

Anwar Shakuundha oo laga waayay liiska Xulka Qaranka  K/cagta Soomaaliya iyo C/xafiid oo lagu...

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Waxaa maanta la soo saaray liiska Xulka K/cagta Qarankeena Soomaaliya iyadoona arinta lala yaabay ay noqotay in liiska laga waayay weerar-yahanka caanka ah Anwar Shakuundha kaasoo u ciyaara kooxda Dekada. Talaabadaan...

Madaxweyne Xigeenka Juballand oo maamul cusub u magacaabay Degmada Luuq

0
Madaxweyne Xigeenka Maamulka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta magacaabay Maamul cusub oo uu yeelanayo Magaalada Luuq ee Gobolka Geeddo. haddaba halkaan ka akhriso warqada magacaabista madaxweyne xigeenka Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee...

Weight loss

- Advertisement -