Ciyaaryahan Christian Atsu oo laga soo saaray burburka dhismo “isaga oo dhaawac ah, kadib...
Ciyaaryahan Christian Atsu, ayaa laga soo saaray burburka dhismo “isaga oo dhaawac ah,” kadib markii shalay uu ku dhuftay dhulgariir dalka Turkiga, sida uu idaacadda Turkiga ku xigeenka madaxa kooxdiisa, Mustafa...
Xildhibaan Caawa lqgu dilay magaalada Muqdiasho
Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa caawa magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Dharkeenley ku dilay Xildhibaan Isaaq Maxamed Xasan oo katirsanaa baarlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland.
Sida aan wararka ku helnay kooxaha hubeesan ayaa...
Beesha caalamka oo walaac ka muujisay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee u dhaxeeya...
Beesha caalamka ayaa walaac ka muujisay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka.
Bayaan ay si wadajir ah u soo saareen dalalka saaxibada Soomaaliya ayaa waxaa...
Dhimashada dhul-gariirka Turkey iyo Syria oo dhaaftay 5,000
Kooxaha gurmadka ee Turkey iyo Syria, oo ku shaqeynaya cimilo aad u qabow, ayaa weli wada inay dadka ka raadiyaan burburka dhismayaasha, ayada oo khasaaraha dhimasho ee dhul-gariirkii shalay ku dhuftay...
Wararkii ugu dambeeyey dagaalkii Laascaanood oo istaagay+xaalka caawa
Wararkii ugu dambeeyey ee caawa naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in xaalada ay maqribkii kadib noqotay mid xabadu istaagtay.
Waxaa adag in la helo xog faah faahsan khasaaraha ka dhashay...
Beesha Caalamka oo War kasoo saartay Colaada Laas-Caanood
Saaxiibada beesha caalamka* ayaa aad uga walaacsan rabshadaha haatan Laascaanood ka socda ee sababay waxyeellada dad rayid ah oo ay ku jiraan carruur.
Waxaan ku baaqaynaa in si degdeg ah loo qaboojiyo...
Faahfaahin Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Jubbaland oo Muqdisho lagu dilay
Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa tacsi u diray ehelkii, qaraabadii, Xildhibaanada Baarlamaanka Jubaland iyo guud ahaan shacabka Jubaland geerida naxdinta leh ee ku timid Alle ha u naxariistee...
Taliyaha Booliska Gen, Sulub oo go’aan lama filaan ah soo saaray
Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliya General Sulub Axmed Firin oo maanta ka hadlayey kulan ka dhacay Muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay arin muhiim u ah ciidamada booliska.
General Sulub ayaa waxa uu...
Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur ” Shuute ” Gudoomiyaha Maxkamada Darajada 1 ee CQS...
Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur " Shuute " Gudoomiyaha Maxkamada Darajada 1 ee CQS ee Soomaaliya oo Daboolka ka qaaday in Maxkamadu dardargalin doonto Toogashada.
" Tusbax Furtay ayey noqotay fulinta Xukunada...
Puntland oo war ka soo saartay eeda uga timid Somaliland
WAR-SAXAAFADEED
Dowladda Puntland waxay iyadoo ka duulaysa dagaalka gumaadka ah ee ay Maamulka Somaliland ka waddo Magaalada Laascaanood soo saartay qodobada hoos ku xusan:-
Dowladda Puntland waxay cambaareynaysaa xasuuqa ay Ciidamada Maamulka...