Advertisement

Saciid Dani ma aqbali doonaa Casuumaada Xasan Sheekh

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa ku Casuumay Madaxweynaha Maamulka Puntland shirka wada-tashiga qaran isaga iyo madaxda kale ee Maamulada dalka sidaan wararkeeni hore idinu soo gudbinay. Dadka siyaasada u dhuunduleeda ayaa shaki...

Maamulka Degmada Dayniile oo ka hadlay dilal Degmadaasi ka dhacay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Laba nin oo shacaba ayaa maanta lagu dilay Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir gaar ahaan waaxda Kurdamac. Nin hubeysan oo baxsaday ayaa dilay laba nin oo magacyadooda lagu kala sheegay Cabdullaahu...

Wadaad dhawaan Dowlada ku eedeeyay dagaalka Alshabaab oo xabsiga la dhigay

0
DHUUSA-MAREEB (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Deegaanada Galmudug ayaa sheegaya in Ciidamada Booliiska Magaalo madaxda Galmudug ee Dhuusa-mareeb inay qabteen xabsigana u taxaabeen Sheekh C/raxmaan Axmed Rooble. Wadaadaan ayaa dhawaan Masaajid ku yaal deegaanka...

Sharci yaqaano lagu dilay marinka Qaza

0
QAZA (DAYNIILE.COM)-odobo sarkaal oo sharci fulinta ah oo loo xilsaaray ilaalinta gargaarka iyo laba qof oo taagnaa, ayaa lagu dilay weerar ay ciidamada Israa'iil ku qaadeen baabuur ay saarnaayeen oo marayay...

Hanti-dhowraha Qaranka oo shir caalamiya kaga qeybgalay Dalka Austria+SAWIRRO

0
Hantidhowraha Guud ee JFS Avv: Ahmed Isse Gutale ayaa maagaladda Vienna ee dalka Austria uga qaybgalay shir-weynaha hirgelinta Yoolalka Horumarka Waara ee Qaramada midoobay (SDGs) gaar ahaan Yoolka 13aad oo ku...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo qaabilay orodyahan guul usoo hooyay Dalka+SAWIRRO

0
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Cabdullaahi Jaamac Maxamed oo ah Orodyahan Soomaaliyeed oo guul ka soo hooyey, billad qalin ah na...

Musiibadii Soomaaliya dadka ku dishay sanadkii hore oo saynisyahanno sheegeen halka ay ku dambeysay

0
                            =XIGASHO BBC-SOMALI= Dhacdadii cimilo ee aadka u xooganeed ee Elnino oo sida dhacdooyinka kale ee isbadalka cimilada saameyn...

Abaandulaha Qeybta 43aad ee ciidanka dhulka oo booqday Balad-xaawo+SAWIRRO

0
BALAD-XAAWO (DAYNIILE.COM)-Degmada Balad Xaawo ee Gobalka Gedo waxaa soo gaaray Wafdi uu hoogaaminayo Abaandulaha Qeybta 43aad ee ciidanka dhulka Xoogga dalka Soomaaliya. Sarkaalkaan ayaa u yimid si uu ugu kuur galo xaalada...

Madaxweyne Xasan oo isugu yeeray Shir isugu yeeray Golaha Wadatashiga Qaran

0
Madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir isgu yeeray Golaha Wadatashiga Qaran oo ay iskula jiraan Hogaanka Dowlada Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada Soomaaliya. Shirkaan ayaa lagu casuumay Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Soomaaliya wuxuu...

Fanaanada Ugbaad Aragsan oo goor dhaw Xabsiga loo taxaabay

0
HARGEYSA (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Booliiska Maamulka Somaliland ayaa goor dhaw xabsiga u taxaabay fannaanada caanka ah ee Ugbaad Aragsan. Wararka horu dhaca ah ee laga helaayo ujeedka xariga ayaa sheegaya inay qaaday hees lagu...

Weight loss

- Advertisement -