Advertisement

Waa kuma sarkaalka uu wali Mareykanku ku baadi goobayo Malaayiinra Doolar

0
Dowladda Mareykanka ayaa wali malaayiin doolar ku raadineysa Sarkaal ka tirsan Kooxda Alshabaab ee soomaaliya ka dagaalanta. Dowlada Mareykanka ayaa shaacisay inay asbuucii hore inay 5Milyan Dolar ay madaxiisa dul dhigeen ku-xigeenka...

Sulub Axmed Firin oo ugu Hambaleeyay Ciidamada maalinta Booliiska

0
KALMADA Taliyaha Ciidanka Boliiska, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin ee HAMBALYADA 20 DEC 2023 80-tan Guurada Aasaaaka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, wuxuu ugu hambalyeeynayaa Dhamaan xubnaha Ciidanka Boliiska, Xaasaskooda iyo Caruurtooda. wuxuu...

Ardey dilay 14 ruux kadibna is dilay

0
Waxaa ka dhacday Dalka Jamhuuriyadda Czeck dhacdo la yaab leh kadib markii nin hubeysan uu weeraray Jaamacad halkaasoo uu ku dilay dad badan halka kuwa kalana uu dhaawacay. Dhacdadaan oo ka dhacay...

Duqa Muqdisho oo maanta dhagax dhigay wado isku xirta Laba Degmo

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho  Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale)  ayaa maanta dhagax dhigay wadada isku xirta xarunta degmada karaan ilaa liido. Wadadaan ayay isticmaali donaan bulshada gobolka banaadir...

Fariisimo Alshabaab ku lahaayeen Jeex-jeex oo la duqeeyay

0
Wararka naga soo garaayo gobolka mudug ayaa shegaaya in duqeyn saacado socotay kooxda Alshabaab looga gubay gaadiid dagaal sidoo kalana looga dilay dagaalamayaal aad u fara badan. Duqeyntaan ayaa ka dhacday howd...

Af-hayeenka Booliiska oo ka war bixiyay dhacdooo

0
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali (Doodishe) ayaa ka warbixiyay dhacdooyinkii ugu dambeey ee ka dhacay dalka.

Madaxweyne Xasan oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Xildhibaan Hore Sh. Shaacir

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Xildhibaan Hore Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed oo...

Xamaas oo burburisay Dababaadka Yuhuuda

0
GAZA (DAYNIIILE.COM)-Xamaas ayaa qaaday tobanaan weerar oo ka dhan ah ciidamada Israel kuwaasoo ay khasaare baaxad leh ku gaarsiiyeen Yuhuuda. Abu Cubeyda oo ah afhayeenka garabka hubaysan ee Xamaas ee Qassam Brigades,...

Ururka Jaamacada Carabta oo ka hadlay damaca Itoobiya

0
Ururka Jaamacadda Carabta ayaa garab istaag u muujiyay Dowladda  Soomaaliya kadib heshiiskii Itoobiya iyo Soomaliland. Qoraal kasoo baxay ururka Jaamacadda carabta ayaa lagu yir”waxaan muujinaynaa diidamada ururka Jamaacadda carabta,isla markaana ay cambaareynayna...

DAAWO: Jabuuti ma ka mid tahay Dalalka Madaxweyne Xasan uga digay ka aamusnaantooda damaca...

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Waxaa jira tuhuno laga qabo in Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele uu si hoose ugu qanacsan yahay heshiiska dhul booka ah ee dhex maray  Itoobiya iyo Maamulka Somaliland. Tuhunada laga qabo...

Weight loss

- Advertisement -