Advertisement

Wasiir Beene Beene oo hor tagay Aqalka sare+Sawirro

0
Guddiga Arrimaha Dibadda, iskaashiga Caalamiga,Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Aqalka Sare oo gudnaya waajibaadka ka saran kor joogtaynta iyo la xisaabtanka Hay’adaha Dowladda, ayaa xafiiskooda ugu yeeray masuuliyiinta Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga...

DEG DEG : Baladweyne oo Caawa lagu dilay haweeneey caan ahayd iyo nin...

0
Baladweyne(dayniiile.com)- Allaha u wada naxariistee waxaa Caawa lagu dilay Magaalada Baladweyne  ee Xarunta Gobolka Hiiraaan Laba Ganacsato oo Rag iyo Dumar kala ahaa, waxaana lagu kala dilay Qoraxsin iyo Bari. Ninka Ganacsadaha...

Madaxweynaha Ukraine oo hadda ka hadlay weerarada Ruushku ku qaaday dalkiisa maanta

0
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa X ku sheegay inuu booqday magaalada Avdiivka oo weeraro joogto ah kala kulantay ciidamada Ruushka. Wuxuu ku tilmaamay inay tahay "mid ka...

Axmed Madoobe oo maanta daahfuray shirka Maamulada Gobolada iyo Degmooyinka Jubaland+Sawirro

0
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta daahfuray shirka Maamulada Gobolada iyo Degmooyinka Jubaland oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada arrimaha gudaha iyo Federaalaynta Jubaland. Shirkan ayaa diirada lagu saarayaa...

Laba ciyaartoy oo Manchester United ay aad u dooneyso waa kuwee

0
90-kii daqiiqo ee ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee Man Utd, xanta iyo xanta suuqa kala iibsiga ee adduunka oo dhan… Manchester United ayaan dooneyn inay wax ka badan 60 milyan...

Shacabka Carbeed oo dagaal dhaqaale ku bilaabay reer Galbeedka.

0
Madaama dhanka awooda milatari ay ku liitaan Dalalka Carabtu ayay shacabku bilaabeen dagaal dhaqaale oo ka dhan ah reer Galbeedka kuwaasoo Mareykanku uu hormuudka u  yahay. Qaar ka mida shirkadihi reer Galbeed-ka...

Madaxweynaha oo shir uga qeybgalay Dubai +SAWIRRO

0
Abu Dhabi, Jannaayo 31, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Isu-tagga Imaaraatka Carabta kaga qeyb galay Shirka ku saabsanaa Amniga Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen...

Ninkan oo sixir iyo turufo kula seexan jiray haweenka la qabo kana duubi jiray...

0
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta xukun xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in sixir iyo turufo uu adeegsaday kula saxiidday haween badan oo qaarkood la qabo ,kaddibna...

Madaxweynaha oo qaabilsay Kumaandooskii ka qayb galay dhoola-tus Millatari+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan casho ah kula qaatay ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ka qayb galay dhoola-tus Millatari...

MW Muuse Biixi oo Degmada Oog kula kulmaya Ciidanka Somaliland ee Laascaanood laga qabsaday.

0
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta lagu wadaa in uu Degmada Oog kula kulmo saraakiisha iyo Ciidanka 25kii Agoosto 2023 xoogga looga qabsaday Magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool. Madaxweyne Biixi ayaa...

Weight loss

- Advertisement -