Qarax lala eegtay Ciidamo Kenyan ah & khasaaro ka dhashay
Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu Aaso ee meelaha fog fog laga hago ayaa Kolonyo katirsan Ciidamada Kenya waxaa lagula eegtay degaan katirsan Gobolada Jubbada Hoose, waxaana qaraxa ka dhashay khasaaro...
Maamulka Jubbaland & Wakiilka QM oo ka wada hadlay 16 kursi ee Gobolka Gedo
Madaxwayne ku-xigeenka Koowaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, ayaa shir ku qabsoomay habka fogaan aragga la yeeshay ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James...
Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo Xubno xal raadin ah Maanta u diraya Baydhabo
Maanta oo Arbaco ah ayaa waxaa lagu wadaa in Xubno kamid ah Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ay tagaan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Qoraal kasoo baxay...
Dagaal ka dhacay Muqdisho & Afgooye
Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya iyo Xubno kamid ah Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka kala dhacay fariisimo Ciidamada dowladda ku leeyihiin degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha...
PUNTLAND WAA INAY DIFAACDO XAQA METELAADDA EE KOONFUR GALBEED
Mudaynta dhaarinta xildhibaanadda federaalka 14 bisha Abriil hadii ay dhacdo iyadoo aanay u dhamayn dhamaan maamul Goboleedyadda xubnaha ka ah nidaamka fadaraalka, waa dhaawac loo geystay nadaamka Fedaraalka, tasoo ay noqon...
Carruur gaajo ugu geeriyootay xerada Dhagaxley
Sadddex Carruur ah oo ka mid ah qoysaskii kasoo barakacay gobollada Jubbooyinka ayaa gaajo iyo macluul ugu geeriyooday xerada Dhagaxley ee Kaamka Dhadhaab ee dalka Kenya.
Dhimashadan ayaa imaaneysa iyadoo caruur badan...
Dil kale oo ka dhacay Cabudwaaq & faaah faahin laga helayo
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dil xalay degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud loogu geystay Nin Dhalinyaro ahaa kana mid ahaa dadka kunool degmadaas, iyada oo dadkii ka...
Wax ma u qabtay Farmaajo Dalka Soomaliya mise dib uu u celshay
https://youtu.be/-17RZkxaao0
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsamer oo dalab u diray Farmaajo
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka hadlay munaasabadii maanta iyo khudbadii uu ka jeediyey Madaxweyne Farmaajo ayaa ku dhaliilay in dhowr qodob oo muhiim ah oo Madaxweynuhu uu iska indha tiray...
Qorshaha cusub ee dagaal ee uu Ruushka isku diyaarinayo ee Yurub
Ciidamada qalabka sida ee Ukraine ayaa soo saaray wararkii ugu dambeeyay ee duulaanka Ruushka. Waxa ay sheegeen in ciidamada Ruushka ay isku urursanayaan meel u dhow xuduudka bari ee Ukraine.
Shalay, barasaabka...