Advertisement

Dowlada Itoobiya oo lagu eedeeyay inaysan waxba ka qaban xadgudubyada xuquuqda aadanaha.

0
War ka soo baxay Hay’ada Qaramada Midoobe ayaa lagu shaaciyay Kadib heshiiskii dhawaan dhex-maray Dowlada  Itoobiya iyo jabhada Tikreega ee TPLF inay wali sii socdaan xad-gudubyada dhanka xuquuqda aadanaha. Qaramada Midoobe waxay...

Cali Guud-laawe iyo Shariif Sh.Axmed oo maanta ku kulmay deegaanka burka diirimeed+Sawirro

0
Cali Guudlaawe Xuseen Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelel ayaa maanta gaaray deegaanka burka-diimeed halkaasoo bilahaan fariisin dib u heshiisiin ay u ahayd madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed, Madaxweyne Cali Guud-laawe iyo...

shirkii QM oo maanta furmay iyo xiliga Ra’iisulwasaare Xamze uu khudbada ku qoran yahay+Sawirro

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay furitaanka Kalfadhifga 78aad ee Qaramada Midoobay oo saaka si rasmi ah uga furmay xarunta Q.M. ee...

Dowlada Britain oo lacag ku taageertay Ciidamada Dowlada

0
Dowladda UK ayaa ku dhawaaqday lacag dheeraad ah oo dhan 5 milyan oo gini oo loogu talagalay taageerada Ciidamada Ammaanka Soomaaliya, taas oo loo marinayo Sanduuqa Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya...

Shil Diyaaradeed oo Askar Kenyaati ahI ku dhinteen.

0
Wararka laga halaayo ismaamulka Lamu ee gobolka Xeebta ee Dalka  Kenya ayaa sheeegaya in halkaasi uu  ka dhacay shil diyaaradeed oo dhimasho badan sababay. Diyaarada shilka gashay oo ahayd mid ciidanka Kenya...

Jen. Indha-Qarshe “Wasiirka Gaashaandhiga iyo Taliyaha waa qalad inay furimaha tagaan”

0
Taliyihii hore ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya Jen.Indha-qarshe ayaa ka hadlay dagaalada ka socda Soomaaliya ee u dhexeeya Alshabaab iyo Dowlada. Taliyaha oo wareysi siiyay Brit Somali TV ayaa soo hadal qaaday...

Xildhibaano Aqalka sare ka tirsan oo booqday xarunta dhigooda Kenya+Sawirro

0
Guddiga Joogtada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaali, oo howlo shaqo u jooga dalka Kenya, ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tegay xarumaha labada aqal ee Baarlamaanka Kenya. Guddiga joogtada oo...

Abaan-duuliye Dowlada ka tirsan oo ka mid noqday ciidanka wax ku noqday qaraxii Geddo...

0
Waxaa sii kordhay khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca ee ka dhashay qarax shalay Gobolka Geddo l lagula eegtay ciidamo ka tirsan Dowlada Soomaaliya. Qaraxaan oo ka dhacay inta u dhexeysa Dooloow iyo Luuq...

Duqa Muqdisho oo Ciidamada Dowlada iyo kuwa deegaanka kula hadlay Gobolka Sh.dhexe

0
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Madaale oo dhawaan u safray furumaha dagaalka Gobolka Sh.dhexe ayaa hadal dhiiri gelin ah wuxuu u jeediyay Ciidamo ka tirsan kuwa Dowlada iyo kuwa...

Dowlada Qadar oo maanta Muqdisho soo gaarsiisay deeq gar-gaar mucaawino ah+Sawirro

0
Munaasabadd Kooban oo maanta ka dhacday Dekadda weyn ee Magalaada Muqdisho ayaa Guddoomiyaha hay’adda Mareeynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SODMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle waxa uu dowladda Qatar kala wareegay deeq...

Weight loss

- Advertisement -