Uhuru oo sheegay inuu ku farxi lahaa haddii Raila Odiinga madaxweyne loo dooran lahaa
Madaxweynaha xilka wareejinaya ee Kenya Uhuru Kenayatta ayaa sheegay in uu doorbidayay in madaxweyne loo doorto Raila Odinga isagoo sheegay in weli shaqsiga uu taagersanyahay uu yahay baba Raila.
Hadalka Kenyatta ayaa...
Maxaa ka soo baxay kulankii Madaxweyne Xasan Sheikh iyo Beelaha Hawiye
Sida ay xaqiijinayaan xildhibaano katirsan baarlamaanka Faderaalka, Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xalay kulan ugu yeeray xubno gaaraya 12-15 xubnood oo kasoo jeeda Beesha Hawiye, waxaana uu usoo qadimay dalab ay qeybo kamid...
Madaxweyne Xasan Sheikh oo wadadoow horay ugu gashilmay ku socdo
https://youtu.be/aro6dyCJu9Q
DEG DEG: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa u magacaabay Yuusuf Xuseen Jimcaale, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Caasimadda...
Shirkii u socday Wasiirka Maaliyada iyo Maamul goboleyada wasiirqdooda maaliyada oo fashil ku dhow
Sida ay xaqiijinayaan ilo wargal ah shirkii u socday wasiiradda Maaliyada heer dawlad gobaleed iyo Wasiirka Maaliyada Soomaaliya ee kasocday Muqdisho, ayaa burbur qarka u saaran.
Shirka ayay hadda kasoo baxeen wasiiradda...
Shirkii U socday Wasaaradda Maaliyadda Heer maamul gobaleed iyo Wasaaradda Maaliyadda oo ku dhamaaday...
Sida ay xaqiijinayaan ilo wargal ah shirkii u socday wasiiradda Maaliyada heer dawlad gobaleed iyo Wasiirka Maaliyada Soomaaliya ee kasocday Muqdisho, ayaa burbur qarka u saaran.
Shirka ayay hadda kasoo baxeen wasiiradda...
Madaxweynaha Ukraine oo sheegay in Soomaaliya ku badbaadinayaan Qamadigooda
Bartamaha dalka Soomaaliya ay kajirto abaar baahsan oo saameysay dad iyo Duunyo ayaa waxaa jira dalal dhowr ah oo sheegaya inay ka qeyb qaadan doonaan gurmadka loo sameeynao dadka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha dalka...
Golaha Ammaanka ee QM oo Maanta kulan ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya
Maanta oo Arbaco ah Gelinka dambe ayaa waxaa la filayaa in Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inay kulan aan caadi aheyn ka yeeshaan xaaladda Guud ee Soomaaliya , xilli Abaaro baahsan...
Shirka Wasiirada Maaliyadda Heer Federaal & Heer Dowlad Goboleed oo xaalad adag galay
Waxaa weli ka socda magaalada Muqdisho shirka u dhaxeeya Wasiirada Maaliyadda Heer Federaal iyo Heer dowlad Goboleed, kaas oo Magaalada muqdisho ka furmay 5-tii Bishaan, kadib markii Dowladda Soomaaliya ay u...
Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo shir Shir uga qeyb galaya Sacuudiga
Waxaa Magaalada Jeddah ee waddanka Sacuudi Carabia gaara oo siweyn loogu soo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Barre Maxamed.
Wafdiga ayaa waxaa...