Advertisement

Xubno ka Tirsan Alshabaab oo lagu dilay Duqaymo ka dhacay dalka

0
In ka badan 20 xubnood oo  ka tirsan Alshabaab  ayaa lagu dilay howlgal aad loo qorsheeyay oo ka dhacay deegaanka Towfiiq ee hoostaga degmada Kuntuwaaray ee Gobalka Shabeellada Hoose, kaas oo...

Taliska Booliska oo Faah Faahin ka bixiyay Qarax ka dhacay Muqdisho

0
Warar Dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qararax ka dhacay maanta Magaalada Muqdisho kaas oo aan wax khasaare ah geysan Qaraxa ayaa dhashay Baabuur  siday khudaar oo ka yimid dhanka degmada Afgooye,...

Xasan Sheekh oo looga digay in uu la safro Wasiirka Gaashaandhigga !

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu tago degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, halkaas uu ka bilaabi doono abaabul dagaal oo ka dhan ah kooxda Al Shabaab ee...

MW Muuse Biixi oo Degmada Oog kula kulmaya Ciidanka Somaliland ee Laascaanood laga qabsaday.

0
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta lagu wadaa in uu Degmada Oog kula kulmo saraakiisha iyo Ciidanka 25kii Agoosto 2023 xoogga looga qabsaday Magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool. Madaxweyne Biixi ayaa...

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid: “Dowladda waa in lagu garab istaago dagaalka...

0
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo ka hadlay howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ ee ka socda Dalka ayaa soo dhaweeyay go’aanka Madaxda Federaalka & Dowlad-Goboleedyada ee la...

Dagaal Beeleed ka dhacay Gobolka Sanaag oo sababay dhimashada ugu yaraan 20 ruux &...

0
Gobolka Sanaag gaar ahaan Deegaanka Ceel Af-weyn waxaa ka dhacay dagaal beeleed dhexmaray labo Maleeshiyo hubeysan, dagaalkaas ayaa sababay dhimashada ugu yaraan 20 ruux oo isugu jira Dad rayid ah &...

Mohamed Salah: Warbaahinta Sacuudiga oo sheegtay in heshiiska rikoorka jabiyay ee Liverpool ‘la sameeyay’...

0
Xiddiga Liverpool Mohamed Salah ayaa diirada u saaran kooxda taageerta horyaalka Sacuudiga ee Al-Itixaad   Wararka ka imanaya Saudi Arabia ayaa sheegaya in heshiis qaali ah la isku afgartay in Mohamed Salah laga...

Al-shabaab oo dad shacab ah ku laaysay deegaan hoostaga degmada Ceelbuur

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab ay maanta dad shacab ku dishay deegaanka Ceelshiil oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Ceelbuur. ⓘ Wararka ayaa sheegaya in ku...

Madaxweyne Guudlaawe oo Degmo u Aqoonsaday degaan ka tirsan Sh/Dhexe

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta gaaray Magaalada Alkowsar ee Gobolka Shabeellaha ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay halkaas. Madaxweynaha oo socdaal dhiirigalin ah ku maraya furimaha Ciidanka Xoogga...

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Dalka ayaa looga hadley...

0
Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Dalka Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa looga hadley amniga guud ee dalka, iyada oo lagu meel-mariyey...

Weight loss

- Advertisement -