Advertisement

Soomaalida albinism-ka: waxaa lagu tuuray dhagaxaan iyo ukun ceeriin ah

0
Cilmi Bile Maxamed oo 25 jir ah oo ka hadlayay ceebta uu kala kulmo Soomaaliya maadaama uu qabo Albinism ayaa yiri: โ€œDadku waxay ii sheegaan inaan ahay nin cuna oo aan...

Masuq maasuqii ugu xoogganaa ayaa ka socda gudaha garoonka Aadan Cadde, ee aaway kaalintii...

0
Masuq maasuqii ugu xoogganaa ayaa ka socda gudaha garoonka Aadan Cadde, ee aaway kaalintii xafiiska Hantidhowrka guud ee Qaranka? Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada iyo Hay'adda Duulista ayaa lacago aan ku dhaceen...

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ maanta arimaha Soomaaliya kala hadlay Dhigiisa Dalka ๐—ค๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ฟ +SAWIRRO

0
๐——๐—ผ๐—ต๐—ฎ,ย ๐Ÿฑย ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฏ๐˜๐—ฒ๐—บ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ,ย ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฏโ€”- Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay dhiggiisa dalka Qatar Mudane Maxamed...

Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda JFS, Mudane Salah Jama oo ka qeyb galay Shirka Isbeddelka...

0
Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda JFS, Mudane Salah Jama ayaa ka qeyb galay Shirka Isbeddelka Cimillada Afrika (ACS23) oo ka dhacaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Shirkan oo ay ka soo qeyb galeen...

Qodob muhiim ah oo ay ku heshiiyeen Beesha Xawaadle iyo Madaxweyne Xasan Sheekh

0
Kadib wada hadalo uu gar wadeen ka ahaaย  Ugaaska Beesha Xawaadle ayay ugu danbeyn heshiis ku gaareen Madaxweynaha Soomaaliyaย  Xasan Sheekh iyo siyaasiyiin u dhashay Beesha Xawaadle oo uu hogaaminaayay Cali...

DEG DEG: Gaari walxaha qarxa laga soo buuxshay oo goordhaw ku qarxay Xarunta Maxaas

0
Wararka laga helaayo Magaalada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goor dhaw halkaasi uu ka dhacay qarax weyn oo magaalada laga maqlay. Qaraxaan oo loo adeegsaday gaari raaxo lagana soo buuxshay...

Maxamed Cabdi Waarre oo ku eedeeyay Beesha Hawiye in guul-daro la rabaan Madaxweynaha

0
Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Hirsheelle Maxamed Cabdi waare ayaa ku dhaliilay mid ka mida Beelaha ugu waa weyn Soomaalida inay dowlada lug qabanayaan. Maxamed Cabdi Waarre oo wareysi siiyay Wariye Ayaanle...

Jen.Tuur-yarre oo ka hadlay khilaafka u dhexeeya Wasiirka Gaashaandhiga Somalia iyo Taliyaha Ciidamada...

0
Taliyihii hore ee Sirdoonka Qaranka Soomaaliyaย  Jen.C/raxmaan Tuur-yarre oo wareysi siiyay Idaacada VOA-da laanteeda afka Soomaaligaย  ayaa wax laga weydiiyay khilaafka la hadal hayo inuu soo kala dhex galay Wasiirka Gaashaandhiga...

Xog ku saabsan Madaxweyne Xasan iyo kulamada uu la leeyahay reer Hiiraan

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tan iyo markuu tagay Magaalada Maxaas ee Gobolka Hiiraan wuxuu halkaasi ka wadaa wada-hadalo uu la leeyahay qaar ka mida siyaasiyiinta Reer Hiiraan. Madaxweynaha ayaa si...

Neymar oo ku andacoonaya in isaga iyo Lionel Messi ay โ€˜ku noolayeen cadaabtaโ€™ markii...

0
Neymar ayaa soo saaray muuqaal qallafsan oo ku saabsan waqtigiisii โ€‹โ€‹Paris Saint-Germain, isagoo sheegay inuu xadgudubyo cadaalad darro ah kala kulmay taageerayaasha kooxda. Wareysi uu siiyay Globo oo Axadii la sii daayay...

Weight loss

- Advertisement -