Advertisement

Maamulka Somaliland oo cafis u fidiyay Jab-hada buurta Gacan-libaax

0
War ka soo baxay maamulka Somaliland ayaa lagu shaaciyay in Madaxweyne Muuse Biixi Cafis u fidiyay Jab-hada hubeysan ee buurta Gacan-libaax. Jabhadaan ayaa bishii hore dagaal culus la gashay Maamulka Somaliland kaasoo...

Ronaldo wuu ku saxsanaa, Glazers dan uma laha Manchester United

0
Ronaldo wuu ku saxsanaa, Glazers dan uma laha Manchester United, qof kasta oo aaminsan in Manchester United ay horumar samayn karto marka ay saacada taagan tahay waa la khiyaaneeyaa. Koox indha indhaynaysay...

Saraakiil Ciidan oo loo xiray ciidamo ay furunta dagaalka  ka soo saareen.

0
Qaar ka mida Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa saacadihii ugu danbeeyay xabsiga loo taxaabay markii lagu eedeyay inay ciidamo ka saareen furimaha Dagaalka. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo maanta ciidamo kula...

Madaxweyne Xasan oo kormeeray xerada ciidamada guutada Cali binu Abii daalib ee Maxaas+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer ku tagay xerada ciidamada Guutada Cali binu Abiidaalib ee degmada Maxaas ayaa ku bogaadiyey guullaha waaweyn ee ay ka soo hoyeen...

Soomaalida albinism-ka: waxaa lagu tuuray dhagaxaan iyo ukun ceeriin ah

0
Cilmi Bile Maxamed oo 25 jir ah oo ka hadlayay ceebta uu kala kulmo Soomaaliya maadaama uu qabo Albinism ayaa yiri: “Dadku waxay ii sheegaan inaan ahay nin cuna oo aan...

Masuq maasuqii ugu xoogganaa ayaa ka socda gudaha garoonka Aadan Cadde, ee aaway kaalintii...

0
Masuq maasuqii ugu xoogganaa ayaa ka socda gudaha garoonka Aadan Cadde, ee aaway kaalintii xafiiska Hantidhowrka guud ee Qaranka? Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada iyo Hay'adda Duulista ayaa lacago aan ku dhaceen...

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗮 𝗼𝗼 maanta arimaha Soomaaliya kala hadlay Dhigiisa Dalka 𝗤𝗮𝘁𝗮𝗿 +SAWIRRO

0
𝗗𝗼𝗵𝗮, 𝟱 𝗦𝗲𝗯𝘁𝗲𝗺𝗯𝗲𝗿, 𝟮𝟬𝟮𝟯—- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay dhiggiisa dalka Qatar Mudane Maxamed...

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda JFS, Mudane Salah Jama oo ka qeyb galay Shirka Isbeddelka...

0
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda JFS, Mudane Salah Jama ayaa ka qeyb galay Shirka Isbeddelka Cimillada Afrika (ACS23) oo ka dhacaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Shirkan oo ay ka soo qeyb galeen...

Qodob muhiim ah oo ay ku heshiiyeen Beesha Xawaadle iyo Madaxweyne Xasan Sheekh

0
Kadib wada hadalo uu gar wadeen ka ahaa  Ugaaska Beesha Xawaadle ayay ugu danbeyn heshiis ku gaareen Madaxweynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh iyo siyaasiyiin u dhashay Beesha Xawaadle oo uu hogaaminaayay Cali...

DEG DEG: Gaari walxaha qarxa laga soo buuxshay oo goordhaw ku qarxay Xarunta Maxaas

0
Wararka laga helaayo Magaalada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goor dhaw halkaasi uu ka dhacay qarax weyn oo magaalada laga maqlay. Qaraxaan oo loo adeegsaday gaari raaxo lagana soo buuxshay...

Weight loss

- Advertisement -