Advertisement

Madaxweynaha Galmudug oo xeelad u adeegsaday inuu ku dejiyo xiisadii ka taagneyd dhismaha xerunta...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa Maanta Muqdisho soo gaaray wuxuuna si xeeladeysan u dejiyay xiisad ka taagneyd xarunta Dab-damiska oo dadka degan Dowladu ku amartay inay ka guuraan islamarkaana ay diideen...

Masuuliyiin Dowlada ka tirsan oo maanta ka qeybgalay Munaasabad qalin jabin Jaamcadeed +SAWIRRO

0
Muqdisho (dayniiile.com)-Masuuliyiin ka kala socday Xukuumada Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ka qeybgalay xaflad ay qalin jabinayeen boqolaal ardey oo ka tirsan Jaamacada SIU ee Magaalada Muqdisho. Sidoo kale marti...

Meydka C/naasir Muuse Dahab oo wali Xamar lagu hayo

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa wali magaalada Muqdisho lagu hayaa filinjeer meydka C/naasir Muuse Dahab oo ahaa mas'uul ka tirsanaan jirey Hay'ada duulistaย  rayidka ah kaasoo maalmo ka hor lagu dilay Magaalada Muqdisho islamarkaana...

Shacabka Dhuusa-mareeb oo maanta howlahoodii oo dhan u joojiyay siday uga xumaadeen dilkii xalay

0
Dhuusa-mareeb (dayniiile.com)- Inta badan qeybaha bulshada Magaalada Dhuusa-mareeb ayaa maanta shaqooyinkoodii oo dhan u joojiyay sideey uga xun yihiin falkii foosha xumaa ee xalay labada ganacsade loogu dilay Magaaldaasi. shacabka ,bahda waxbarashada,waxgaradka...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo u yeereysa laba ruux oo ku eedeysan lacag dhaqid

0
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa baafineysa Hinda Ibraahim Maxamuud iyo Cabdullaahi Axmed Raage oo Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka uu kusoo eedeeyay lacag dhaqid, maalgalinta argagixisada iyo inay lacagaha u aruurin...

Maalin dheeraad ah oo lagu daray Xabad joojintii Xamaas iyo Yuhuuda

0
Gaza (dayniiile.com)-Sida warbaahinta dunidu tabiyeen maalin dheeraad ah ayaa lagu daray xabad joojintii u dhexeysay dagaal yahanada Xamaas iyo Yuhuuda. Shalay ayay ku ekeyd xabad joojinta waxaana lagu daray maanta oo khamiisa...

Somalia oo ka qeybgashay Shirka Taliyayaasha Dalalka Islaamka+SAWIRRO

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibrahim sheekh Muxudiin ayaa magaaalada Riyaad ee dalka Boqortooyada Sacuudiga kaga qeyb-galay shirka taliyayaasha Ciidamada Military-ga ee isbaheysiga dalalka Islaamka ee la dagaalanka argagixisada oo...

Wasiirka arimaha dibada oo ka qeyb-galay kulan oo ay isugu yimaadeen Wadamada Islaamka.+Sawirro

0
Abshir Cumar Jaamac Wasiirka arimaha dibada Somalia ayaa ka qeybgalay shir deg deg ah oo ay isugu yimaadeen Ururka Islaamka OIC kaasoo lagu qabtay Dalka Sacuudiga. Wasiirka waxa ku wejhliyay shirkaan ย ku...

Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC oo soo laabtay dacwad loo heystay Madaxweynaha Kenya

0
Maxkamadda Caalamiga ah ee Danbiyada ICC ayaa ugu danbeyn shalay soo laabtay dacwad sanado badan socotay oo loo heystay Madaxweynihii hore Kenya iyo kan hada talada haya. Maxkamada ayaa shalay gebi ahaanba...

Weight loss

- Advertisement -