Advertisement

Taliska Ciidanka Booliska oo Mamnuucay in Magaalada Muqdisho dibad bax laga dhigo

0
Taliska Booliska Gonolka Banaaadir ayaa mamnuucay dibad baxyada lagu qabto Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho . Qoraal ka soo baxay Taliska qaybta Guud ee Booliska gobolka Banaadir ayaa laahu mamnuucay qaabashada banaan...

RW Xamsa Cabdi Barre: “Waxa aan diiradda saaraynaa Soomaali xor ka ah Deyn, AS,...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in Xukuumaddiisa ay ka go’an tahay sidii dalka looga saari lahaa ‘AS’ isla markaana laga gungaari lahaa Deyn cafinta, la dagaalanka...

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada DFS & ‘AS’ oo ka socda Deegaanka Cowswayne ee Gobolka...

0
  Dagaal toos ah oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Federaalka oo garab ka helaya Dadka Deegaanka iyo ‘AS’ ayaa ka socda Deegaanka Cowswayne oo qiyaastii 20 KM u jira Degmada Ceeldheer ee...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo lagu wado in uu furmo Magaalada Dhuusamareeb

0
Shirka Golaha Wadatashiga qatan ayaa saacadaha soo socda laagu wadaaa in uu ka furmo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimaada Dawlada Goboleedka Galmudug Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Xasan sheikh Maxamuud oo ku sugan Magaalada Dhuusamareeb...

Mucaaradka Somaliland oo shacabka ugu baaqay in ay garab istaagaan ciidamada millateriga facebook sharing...

0
Madaxda xisbiyada mucaaradka Somaliland ee Waddani iyo UCID, ayaa shacabka ugu baaqay in ay garab istaag u muujiyaan ciidamada millateriga. Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID...

Madaxweyne Xasan sheekh oo Siyaasiyiinta Galmudug kala hadlay Xasisilinta degaanadii laga saaray Alshabaab

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay, qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo bulshada Galmudug oo uu kala hadlay xasilinta deegaanada laga xoreeyay Alshabaab iyo...

DEG DEG Dowlada oo diiday in aan la qaban karin banaabax qoraal goordhaw ka...

0
Dadweynaha Soomaaliyeed, ee ku dhaqan Caasimada iyo nawaaxigeeda, waxaa lagu wargalinayaa, sababo amaan dartood, in aan la abaabulikarin, la qaban karin banaan-bax aan loo marin habraac saxan, sida ku cad Xeerka...

Waa sidee xaalada degmada Ceel Buur oo gacanta Dowlada soo gashay

0
https://youtu.be/Y1Ky-39NQpA?si=uouh_7X3vLhPEEHz

Ra’iisul Wasaare Xamse & kuxigeenkiisa oo gaaray Dhuusamareeb

0
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo Madaxweyne ku xigeenka Maamulkaas Cali Daahir Ciid ayaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Caasimadda Dhuusamareeeb kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha dalka Xamse Cabdi Barre...

Faahfaahinta Ciidamada dowladda oo la wareegay Ceelbuur howlgalna ka wada gudaha Magaalada

0
Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo kaashanaya Ciidamada hubeysan ee degaanka ayaa si rasmi ah gacanta ugu dhigay Degmada Qadiimiga ah Ee Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud, halkaas oo dhowrkii sano ee la soo...

Weight loss

- Advertisement -