Advertisement

Makxkamadeynta Mas’uuliyiin loo heysto musuq maasuq oo socota

0
Maxkamadda gobolka Banaadir, ayaa waxaa ka socota dhageysiga dacwad Ciqaabeed loo heysto saraakiil ka tirsan wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, kuwaaasi oo xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka...

Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar iyo faah faahin laga helayo

0
Faah faahino kasoo baxaya qarax khasaaro kala duwan geystay oo Maanta ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle, kaas oo jugtiisa laga maqlay inta badan Xaafadaha Magaalada Jowhar. Goobjoogayaal ayaa...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday Askari dil geystay

0
Xassan Xussen Nuur oo ka tirsan Ciidanka xoogga Dalka gaar ahaan ilaalo qaran  ayaa loo soo xiray dhaawac xabadeed oo u geystay Marxuum Xussen Maxamed Xirsi kaasoo u geeryooday dhaawicii oo...

Ciyaarta Fadeexada Diyaaradda Ethiopian Airlines ee Dadka Jig-jiga ah waa in ay joojiyaan

0
  Maalmahan wax fudud ma fududa in laga soo duulo oo lagu tago Jigjiga caasimadda SRS, mar haddii diyaaradda keliya ee diyaarka ah ay tahay Ethiopian airlines, anoo ka duulaya waayo-aragnimada aan...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka hadlay qarixii lagu dilay Askata ee Kuliyadda Jaale Siyaad

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, oo magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania kaga qayb galaya Shir madaxeedka horumarinta Karaanka Aadanaha ee Afrika, ayaa tacsi u diray Ciidamadii ku geeriyooday qarixii...

RW Xamsa Cabdi Barre: “Waxa aan u diyaargarownay Ciidankii Amniga la wareegi lahaa marka...

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre oo la hadlay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Tanzaaniya ayaa sheegay in Xukuumaddiisa ay diyaarisay Ciidamadii Amniga la wareegi lahaa marka la gaaro Dhammaadka December 2024...

Al Shabaab oo shaaciyeen Askar Itoobiyaan ay dileen

0
Warbaahinta ku hadasha afka kooxda Al Shabaab ayaa soo bandhigtay meydadka askar Itoobiyaan ah ay ku dileen weerar ay ku qaadeen inta u dhaxeysa garoonka diyaaradaha degmada Waajid ee gobolka Bakool...

Xisbiga Waddani oo eedo cul-culus u jeediyay xukuumada Somaliland

0
Xogeeyaha Guud ee Xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi, ayaa sheegay in talo xumada xukuumada Somaliland ay sabab u tahay colaada Laascaanood iyo in dadka qaar hub qaataan oo jabhado noqdaan. Waxa uu...

Xiisad dagaal oo ka taagan magaalada Garoowe

0
Magaalada Garowe ayaa saakay ku waaberiisatay iyadoo dadku ay cabsi weyn ka muujinayaan in ansixinta Baarlamanka ee wax kabadalista Dastuurka in ay dhaliso iska hor imaad waxaana taas ay sababtay in...

Ilaalada Gudoomiye Madaale oo dilay askari katirsan dharcadka NISA

0
Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dil maqribnimadii caawa ay ilaalada gudoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ay ugu geysteen degmada Yaaqshid askari ka tirsan ciidanka ilaalada shacabka ee...

Weight loss

- Advertisement -