Advertisement

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo xasaasi ah ka wada Dhuusamareeb

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay odayaasha dhaqanka, siyaasiyiinta iyo mas’uuliyiinta heerarka kala-duwan ee dowladda ku matala Galmudug si loo dar dar geliyo abaabulka howgalka...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa  xafiiskiisa maanta ku qaabilay Safiirka dalka Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Maxamed Ibrahim Yuusuf. Guddoomiyaha ayaa safiirka kala hadlay xoojinta  xiriirka...

9 Bilood kaddib Ciimada dowladda oo markale la wareegay Degmada Wabxo oo katirsan Gobolka...

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Danab iyo Guutada Cali Binu Abii Daalib ayaa Degmada Wabxo oo ka tirsan Gobolka Galgaduud kala wareegay Al-Shabaab. Qoraal...

Trump oo sheegay in dhowaan la xiri doono

0
  Donald Trump ayaa sheegay inuu qorsheynayo inuu Khamiista is geeyo maxkamad ku taalla gobolka Georgia si uu u wajaho eedeymo ku saabsan faragelinta doorashada. Xaakim ku sugan gobolka Atlanta oo gacanta ku...

War deg deg ah iCiidanka Xoogga dalka oo kaashanaya ciidamada shacabka deegaanka oo ...

0
Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya ciidamada shacabka deegaanka ayaa galabta si buuxda ula wareegay degaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud oo ah goob aad u muhiim ugu aheyd Al-shabaab, degmada Ceelbuurna u...

Mudo 16 maalin ah madaxweyne HSM Waxuu ku sugnaa Magaalada dhuusamareeb waxaa socday dadaalo...

0
Mudo 16 maalin ah madaxweyne HSM Waxuu ku sugnaa Magaalada dhuusamareeb waxaa socday dadaalo ku aadan qaabkii loo wajihi lahaa xoreynta Deegaanada Galmudugta/Bari gaar ahaan Dagmooyinka Ceelbuur Derri,Galhareeri, Wabxo & Deegaanada...

Magaalada CaabudWaaq oo lagu soo bandhigay Maleeshiyaad ka qeyb qaadanaya dagaalka ka dhanka...

0
wararka naga soo gaaraya magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud lagu soo bandhigay ciidamo maleeshiyo beeleed deegaanka ah, kuwaa oo la qorsheeyay in ay qeyb ka noqdaan dagaalka looga soo horjeedo kooxda...

Shirka Xisbiga haya Talada Somaliland oo maanta lasoo gabagabeynayo

0
Maanta ayaa la filayaa in la soo gabagabeeyo shirka golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye oo shalay ka furmay magaalada Burco ee gobolka Togdheer. Wararka laga helayo shirka Kulmiye ayaa sheegaya in la...

Ciidamada dowladda oo howlgal ku burburiyay Xarumo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab

0
Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya, gaar ahaan guutada Khaalid Binu Waliid ayaa saacadahii lasoo dhaafay howlgallo qorsheysan ku buburiyay fariisimo Al-Shabaab ku laheyd degaano hoostaga degmooyinka Galcad iyo Ruunirgood ee gobolada Galgaduud...

Maxaa baajiyay kulank Golaha Shacabka BJFS uu maanta lahaa?

0
Waxaa maanta markii labaad baaqday kulanka guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya kaddib markii Xildhibaannada intooda badan la sheegay in ay ku maqan yihiin deegaan doorashadooda. Sida ay Mustaqbal...

Weight loss

- Advertisement -