Advertisement

Alshabaab oo bilaabay inay isaga cararaan degaanada bariga ka xiga magaalada Dhuusomareeb

0
Kooxda Al-Shabaab ayaa bilowday inay ka cararaan degaano ka tirsan gobolka Galgaduud oo hoos yimaada magaalada Dhuusomareeb, halkaas oo uu ka socda guluf dagaal oo lagu xoraynayo degaanada Shabaab ku sugan...

Hanti dhowraha guud ee qaranka oo shaaciyay lacago badan oo ku maqan Safaaradaha Soomaaliya...

0
Hanti dhowraha guud ee qaranka Axmed Ciise Guutaale ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay baaris uu sheegay inuu xafiiskiisa ku sameeyay qaar ka mid ah Safaaradaha Soomaaliya ay ku leedahay Dibadda. Hanti...

RW Xamse oo Qaabilay danjiraha boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda UK u fadhiya Soomaaliya Michael Nithavrianakis, waxaana kulankooda ay ka wada hadleen sii xoojinta xiriirka...

Shir xasaasi ah oo laga yeeshay Amniga Muqdisho

0
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cali Doodishe iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan ku saabsan dardargelinta amniga Caasimadda iyo Dagaalka ka...

Kooxda Alshabaab oo xayiraad saartay 35 xarun oo ay leeyihiin Shirkadda Hormuud

0
Kooxda Shabab ayaa xayiraad ku soo rogay illaa 35 Xarun oo ay Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ka howlgaleysay oo ku yaalla qaar ka mid ah gobolada dalka, iyagoo ku wargeliyay dadweynaha ku...

Warbixin: Khilaaf soo kala dhax galay Xildhibaannada beesha Murusade iyo Odayaasha dhaqan beesha!

0
Khilaaf soo kala dhax galay Xildhibaannada beesha Murusade iyo Odayaasha dhaqan beesha! Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa xalay Dhuusomareeb kula kulmay Sadax kamid ah Odayaasha dhaqanka beesha Murusade, waxa uuna kala hadlayay...

Wasiirka cadaaladda Soomaaliya oo Raali galiyay Golaha Shacabka

0
Wasiirka cadaaladda iyo dastuurka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa raali galin ka bixiyay kulankii golaha shacabka ee Sabtidii uu ka ballansanaa isla markaana uu dib uga dhacay. Baarlamaanka ayuu hor geeyay hindise...

Dawladaha safka hore & howlgalka ATMIS oo ku heshiiyay in la dardar geliyo dagaalka...

0
  Howlgalka ku meel gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Dawladaha safka hore, oo hindiso goboleedka amniga wadamada xuduuda la leh Soomaaliya ayaa ku heshiiyey in la xoojiyo iskaashiga...

DFS oo heshiis cusub la gashay Shirkaddo ka kalluumeysta Xeebaha Soomaaliya

0
balluuga ee xukumadda Federaalka Soomaaliya  Axmed  Xasan Aadan ayaa faah faahin ka bixiyay  heshiis  ay xukuumada Soomaaliya la gashay shirkaddo Shiinees ah si ay  uga kalluumeystaan xeebaha Soomaaliya Wasiirka kalluumeysiga Xukuumaada Soomaaliya ...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Buurhakaba

0
Madaxweynaha  Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa Safar Shaqo kuso gaaray Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay. Wasiiro, Xildhibaano, Maamulka Degmada, Saraakiisha Amniga iyo Qeybaha kala duwan Bulshada...

Weight loss

- Advertisement -