Advertisement

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY WAFDI KA SOCDAY BOQORTOOYADA SUCUUDI CARABIYA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay wafdi ka socday Boqortooyada aan walaalaha nahay ee Sucuudi Carabiya oo uu hoggaaminayey Lataliyaha Diiwaanka Boqortooyada Mudane Axmed Binu Cabdicasiis. Madaxweynaha...

Muxu ahaa Sharciga Golaha Wasiirada ee Ansixiyeen ?

0
Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Shaqada Soomaaliya oo ay soo gudbisay Wasaaradda Shaqada iyo...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Caawa Magacaabis sameeyay

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddiga saaxibtinimada Baarlamaanada Soomaaliya iyo Sacuudiga. Xubnaha Guddiga oo ka kooban 11 Xildhibaan ayuu Guddoomiye Aadan Madoobe faray inay kulankooda...

Soomaaliya oo shaqada ka joojisay mas’uul ka tirsan ciyaaraha, kaddib markii uu si gaabis...

0
  Soomaaliya ayaa shaqada ka joojisay mas'uul ka tirsan nin jeclaysi ka dib markii ay u ogolaatay orodyahan cusub inuu ku tartamo 100m Soomaaliya ayaa shaqada ka joojisay mas’uul Isboorti oo uu ku...

Carlo Ancelotti oo ka jawaabay sheegashada ah in PSG ay qorsheyneyso inay Real Madrid...

0
  PSG ayaa lagu soo waramaya in ay doonayso in Madrid lagu ganaaxo Ancelotti wuu diiday inuu malo-awaal sameeyo Sheekada wareejinta way socotaa MAXAA DHACAY? Waxaa lagu soo waramayaa in Real iyo Mbappe ay hore...

Wararkii Ugu dambeeyay Xiisad ka taagan gobolka Saaxil

0
Qoysas ay tiradoodu  kor u dhaafayso saddex boqol oo qoys ayaa ka barakacay  deegaanadda Go’da wayn, Diri-maraa iyo nawaaxiga buurta Gacan-libaax halkaas oo ay kaa taagan taahaayXiisad dagaal oo u dhexeysa...

Madaxweyne Qoor Qoor oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan Alshabaab

0
Madaxweynaha maamulka  Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa caasimadda Galmudug ee Dhuusamarreeb ka furay shir looga hadlayo dib u xoreynta deegaannada Galmudug ay ka joogaan Al-shabaab. Madaxweynaha  Galmudug ayaa sheegay in la joogo...

Warbixin Xasaasi ah: Madaxweyne Xasan oo ka fikiraya inuu xilka ka qaado Madaale &...

0
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu ka fikirayo xil ka qaadis uu ku sameeyo guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Madaale. Waxaa muddooyinkii dambe sii yaraatay kalsoonida madaxweyne Xasan Sheekh...

Ciidamada dowladda oo howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano ka tirsan Shabeellaha Dhexe

0
Ciidamada dowladda fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya Saaxiibada Caalamiga ah ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay tuulooyin hoostaga deegaanka Ruunirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka ayaa xoogiisa si gaar ah uga dhacay tuulada Sigato...

Weight loss

- Advertisement -