Advertisement

Soomaaliya oo in ka badan 1.2 Milyan oo Neef Dalka ka dhoofisay.

0
Wasiirka Xannanada Xoolaha XFS Xasan Xuseen Eeleey oo faah-faahin ka bixiyay tirada xoolaha sanadkaan Soomaaliya laga qaaday si loo gowraco Ciiddul-Adxaa ayaa sheegay in dalka laga dhoofiyay in ka badan 1.2...

SAWIRO:- Kulamo xal loogu raadinayo Shaqaaqadii Baraawe oo socda

0
Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidamada CQS Col Liiban Cali Yarow ay Wehliyaan Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Darajada 1aad col Hassan cali nur Shute. Wasiirka Cadaalada KGS iyo Gudoomiyaha Gobolka Sh.hoose ayaa Maanta...

Jubbaland oo Gaadiidka dagaalka iyo Ciidamo geyneysa Gobolka Gedo iyo xiisad ka dhalatay

0
Ciidamo katirsan kuwa Daraawiishta Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Gaadiidka dagaalka  ayaa la filayaa in dhawaan la geeyo degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo, halkaas oo ay ku sugan yihiin Ciidamo katirsan kuwa...

UK oo ku boorisay beesha caalamka inay taageero caalami ah siiyaan Soomaaliya

0
Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay taageersan tahay horumarka Soomaaliya ay ka sameyneyso isbedelada dhanka siyaasadda, waxaana ay beesha caalamka ka codsatay in ay kaalmo gaarsiiso dalka. Wakiilka joogtada UK ee QM, Barbara...

Wararka xamaasada leh ee Kylian Mbappe oo ku biiray Real Madrid

0
. Waxay noqon kartaa ciyaar shax dheer oo dhexmarta dhammaan dhinacyada ay khusayso. Laakiin suurtogalnimada ay Real Madrid kula soo saxiixan karto Mbappe xagaagan ayaan la iska indho tiri karin. Mbappe ayaa u...

War deg deg ah Dalxiisayaashii saarnaa markabkii la la’aa oo la shaaciyay inay geeriyoodeen

0
Ilaalada xeebaha Mareykanka ayaa goor dhaw shaaciyay in la rumeysan yahay inay dhinteen dhammaan rakaabkii saarnaa markabkii gunjiska ahaa ee ay la socdeen dalxiisayaashii maalqabeenka ah oo maalmihii ugu dambeeyay la...

Todobo ciyaaryahan oo Milan oo keeni karta ka dib iibkii Tonali ee Newcastle

0
Iyadoo Sandro Tonali uu ku wajahan yahay ka bixitaan aan caadi ahayn oo San Siro ah, Milan ayaa durba bilaabaysa inay dejiso bartilmaameedyo dhowr ah oo ay ku keeni karto lacagta...

Shir looga hadlayo Xasilinta & soo kabashada degaanadii la xoreeyey oo furmay

0
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XJFS Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta furay Kulan Heerkiisu Sarreeyo oo looga hadlayo Xasilinta iyo soo kabashada deegaannadii laga xoreeyey Al-Shabaab. Shirkan ayaa inta uu...

Weight loss

- Advertisement -