Advertisement

Odey dhaqameed Lafti Nagaa oo gurigiisa Itoobiya lagu weeraray

0
ADIS ABABA (DAYNIILE.COM)-Sida BBC-du sheegtay Odey dhaqameedkii Itoobiyaanka ahaa ee dhawaan baraha bulashada kaga caan baxay ereygii Lafti Nagaa ayaa la soo sheegayaa in gurigiisa Itoobiya lagu weeraray. Ciidamo Booliis ah oo...

Xiriirka Kubadda Cagta UEFA oo baajiyay kulan u dhexeeyay kooxaha Israa’iil iyo Bosnia sababo...

0
Xiriirka Kubadda Cagta Yurub (UEFA) ayaa baajiyay ciyaar saaxiibtinimo oo kubadda cagta ah oo u dhaxeysay Israel iyo Bosnia-Herzegovina iyadoo la eegayo xaaladda ammaan ee hadda jirta Labadan xul ayaa khamiistii lagu...

Ruushka iyo Shiinaha oo diidmada qayaxan ku diiday Qaraar ka dhan ahaa Xamaas

0
NEW YORK (DAYNIILE.COM)-Ruushka iyo Shiinaha ayaa diidmada qayaxan ku diiday qaraar qabyo ah oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka soo saaray Qaza oo uu soo jeediyay Mareykanka. Qabyo-qoraalka Mareykanka wuxuu ahaa...

MUQIDISHO: Maxaabiis maanta Cafis madaxweyne lagu sii daayay Ramadaanka dartiis+SAWIRRO

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xabsiyada Dowlada Somalia ee Magaalada Muqdisho waxaa maanta laga sii daayay Maxaabiis kadib Cafis Madaxweyne Ramadaanka dartiis. 116 maximus ayaa maanta ooda laga qaday waxaana ay dib ula midoobayaan reerahooda kadib...

Shariif Sh.Axmed oo goor dhaw si weyn loogu soo dhaweeyay Garowe

0
GAROWE (DAYNIILE.COM)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Shariif Sheikh Axmed ayaa goor dhaw gaaray Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland. Xildhibaan Shariif Sh.Axmed waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha  magaalada Garowe,waxaana...

Ciidamada Israa’iil oo qafaashay ku dhawaad 8 kun Falastiiniyiin ah

0
QAZA (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helayo Bariga Quddus ee la haysto ayaa sheegaya in Ciidamada  Israa’iil qafaasheen  kumannaan falastiiniyiin ah tan iyo weerarkii Xamaas ay ku qaadday Israa’iil 7-dii Oktoobar. Tirada ay Yuhuudu qafàsheen...

Hay’ada Taya-dhowrka oo beenisay in burkii dhacay suuqyada lagu fasaxay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Hay'ada Taya-dhowrka Soomaaliyeed ayaa shir jaraa'id ay Muqdisho ku qabatay waxay beenisay in suuqyada lagu fasaxa bur dhacay oo dhawaan Dekada lagu qabtay. Agaasimaha ilaalinta tayada badeecadaha suuqyada Maxamuud Cilmi Fiidshe...

Isbitaalka Guled oo bukaankii u horeeyey u sameeyey qaliinka lagu furo xididada Wadnaha+SAWIRRO

0
Qeybta daryeelka & Caafimaadka Wadnaha (Heart Center) ee Isbitaalka taqasusiga ah ee Guled ayaa bukaankii u horeeyey waxaa loogu sameeyey qaliinka lagu furo xididada xirma ee Wadnaha, iyadoo la adeegsanayo qalabka...

Taliyaha Ciidamada Xoogga oo Xarardheere gaaray+SAWIRRO

0
XARARDHEERE (DAYNIILE.COM)-Taliyaha ciidanka xoogga dalka Sareeye-Gaas ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow ayaa gaaray Magaalada Xarardheere ee Gobolka Mudug. Taliyaha iyo Wafdiga saraakiil uu Horkacaya ayaa u tagay xarar dheere u kuurgalida xaalada Magaalada...

Dilalkii foosha xumaa oo wali Xamar ka sii socda

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)- Waxaa Magaalada Muqdisho wali ka sii socda dilalki foosha xumaa ee dadka xigtada ah isu geysanayaan. Shalay Nin baa walaalkiis wuxuu ku dilay Degmada Shibis dadka horyooda wali xili uu...

Weight loss

- Advertisement -