Advertisement

DAAWO: Af-hayeenkii hore ee Booliiska oo xilka ku wareejiyay Afhayeenka cusub

0
Afhayeenkii hore ee Booliiska Gaashaanle Sadiiq Aadan Cali (Doodishe) ayaa xilka laga qaaday waxaana loo dhiibay Afhayeen cusub oo lagu magacaabo Qaasim Axmed Rooble oo horana usoo qabtay xilkaan. "Waxaan galabta si...

Wasiirka Cadaalada oo u safray dalka Qadar

0
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, mudane Xasan Macallim Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta safar shaqo ugu baxay dalka Qatar. Mudane Xasan Macallim Maxamuud ayaa inta uu joogo Dooxa waxuu...

Axmed Madoobe oo daah-furey shirweynaha Machadka tababarka Garsoorka dalka.+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Aqalka martida ka daahfuray Shirweynaha Sanadlaha ah ee guddiga sare ee Machadka tababarka Garsoorka dalka. Shirkan waxaa ka qeybgalaya dhammaan hay’adaha garsoorka dalka...

Golaha Wasiirada oo maanta yeeshay shir ku saabsanaa Isbeddelka Cimillada Adduunka+SAWIRRO

0
Muqdisho, 24 February 20204 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir muhiim ah oo looga hadlayey qorshaha Qaran ee hortagga dhibaatooyinka ay dalkeenna ku...

Xildhibaan Caga-weyne “Turkigu hore ayay isla Itoobiyaanka nooga difaaceen isla badda Saylac”

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xildhibaan C/Rraxmaan Maxamed Maxamuud (Cagaweyne) oo ka mida mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta hadalo ka jeediyay banaanbaxa lagu taageeraayay heshiiskii amniga ee Somalia iyo Turkey ayaa taariikho hore kaga sheekeeyay...

khud-booyin laga jeediyay banaan-baxa lagu taageersan yahay heshiiska Turkey iyo Somalia+SAWIRRO

0
Waxaa Magaalada Muqdisho ka socda Banaan-bax weyn oo lagu taageersan yahay heshiskii dhanka amniha ee dhex maray Dowladaha Somalia iyo Turkey kaasoo dhigaya in Badda Somalia la difaaco. masuuliyiin Dowlada ka tirsan...

Howlgal Dowladu sheegtay in lagu dilay Alshabaab badan

0
MARKA (DAYNIILE.COM)-Sida goor dhaw lagu shaaciyay warbaahinta dowlada Soomaaliya Hawlgal Qorsheysan oo ka dhan ah Alshabaab ayaa saaka ka socda Gobolka Shabeelaha hoose. Howlgalkaan oo ka socda eegaanka Jilib Marka ee gobolka...

Madaxweyne Xasan “waa iska difaaceynaa hadii ciidamada Itoobiya isku dayaan fulinta damacooda badda”

0
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay talaabada ay qaadi doonaan ka dowlad ahaan hadii ciidamada Itoobiyaanku soo galaan deegaanada Maamulka Somaliland iyagoo isku dayaya inay fuliyaan heshiiskii badda ee...

Madaxweynaha Brazil oo ku celiyay dhaleeceyntisa Yuhuuda

0
Madaxweynaha Brazil Lula ayaa mar kale ku weeraray Israa’iil dhibaatada ay ku hayaan shacabka reer Falastiin gaar ahan magaalooyinka marinka Gaza. Luiz Inacio Lula da Silva ayaa laba jibaaray weerarka afka ah...

Shirka labada aqal ee Baarlamaanka maxaa saaka looga doodayaa?

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xildhibaanada Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa saaka ku balansan xaruntooda Muqdisho iyadoo lagu wado inuu shir gudoomiyaan Gudoomiyayaasha Golaha shacabka Aadan Madoobe iyo aqalka sare Cabdi-Xaashi. Kulanka saaka oo daba...

Weight loss

- Advertisement -