Mahadi Guuleed damacu yuu kula tegin tublaan yeelkaa

0
Marka Aadanahu ay waxii ay ku heshiiyeen iyo dhacdooyinkii dhaqan siyaasadeedka ahaa ee hore u dhacay. Dastuur iyo xeerarka leysla ogol yahay waafaqaan waxay gaaraan himilooyin cad oo ay tiigsanayeen. Balse...

Sawir saameen badan ku yeeshay Baraha Bulshada

0
Sawirkaan waxa qaadey nin Katirsan Ciidanka Booliiska Sacuudi Carabiya wuxuu yiri " Waxaan layaabey qof dumar ah oo da'weyn oo gaari xaajiyada xaga danbe saaran oo aad u daalan oo diifi...

Wasiirkii Maaliyadda dowladda Turkiga oo is casilay.

0
  Wasiirkii Maaliyada ee dalka Turkiga Berat Albayrak ayaa shaaciyay in uu xilkaasi ka dagay. Wasiirka ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Instagram’ka ku sheegay in uu xilkaasi iskaga casilay sababo laxariiro xaalado...

Dowlada Kenya oo u fududeyneysa Dal ku galka dalkeeda Shacabka Soomaaliyeed

0
Kenya ayaa wada qorshe dadka Soomaaliyeed ay ugu fududeyneyso fiisaha dalka ku galka, si loo horumariyo xiriirka ganacsi ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya iyo weliba isku socodka labada dal. Xoghayaha Arrimaha...

Afhayeenka TPLF oo Sheegay in ay so rideen diyaarad duqayn rabtay meelo u dhaw...

0
  Afhayeenka Ururka TPLF Getachow Rada ayaa habeenimadii xalay mar uu ka hadlayay Warbaahinta degaanka Tigray ayaa sheegay in shalay ay soo rideen ciidamada degaanka Tigray diyaarad rabtay inay duqayso meelo u...

Al-Shabaab oo  weeraray  saldhigyada Ciidamada Kenya ee degaannada Taabta & Qooqaani ee Gobolka Jubbada...

0
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose ku dhex-maray ciidamada Kenya iyo Xubno ka tirsan Al-Shabaab. Dagaalka ayaa yimid, kaddib amrkii...

Madaxweynaha  Dowlada gobolka Tigray oo ku baaqay xabad joojin

0
Madaxweynaha maamulka Tigray Debretsion Gebremichael ayaa lagu soo warramayaa in uu ku baaqay in lasoo afjaro colaadda ka taagan gobolka isla markaana la bilaabo wadahadallo si xiisadda loo dejiyo. Wuxuu mar sii...

Trump oo sheegay in uu la hadli doono dadweynaha Maraykanka

0
Donald Trump ayaa bartiisa Twitter-ka soo dhigay in markii ugu horreysay uu la hadli doono dadweynaha tan iyo markii la shaaciyay guusha Joe Biden kaddib doorashada ka dhacday Mareykanka. Wuxuu sheegay in...

Trump oo lagu baaqay in uu aqbalo natiijada doorashada looga guuleestay

0
Saraakiil horey uga soo shaqeyn jirtay Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa ugu baaqday Trump in uu aqbalo natiijada doorashada si loo gudo galo hanaanka xil wareejintiisa. Bayaan kasoo baxay saraakiishan ayaa lagu...

Wafdi Ka Socday Dowladda Talyaaniga Oo Gaaray Hobyo

0
  Magaalo xeebeedka Hobyo ee Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug ayaa waxaa wafdi ka socday dowladda Tanyaaniga iyo Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Kaluumaysiga Galmudug. Wafdigan oo uu hoggaaminayay Safiirka Talyaaniga u fadhiga Soomaaliya...

APLICATIONS

Ciidamadii Dowlada Federaalka oo Qaab kala shakin ka dhex bilaabatay

0
Wararka ka imanayo Taliska Ciidamada kala gadisan ee Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegayo in kala shakin ay ka dhex Bilaabatay Ciidanka kala gadisan Sida...

Web Hosting

Scripts in Footer