Advertisement

Sulub iyo Madaale oo shir gudoomiyay kulan Amniga Xamar looga hadlaayay+SAWIRRO

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa caasimada Yuusuf Xuseen jimcaale (Madaale) ayaa shir Gudoominayay Shirka Amniga caasimada iyo sidii Kor loogu qadilahaa...

Caruur isla dhalatay oo roobabka dartood ugu geeriyooday deegaanada Somaliland

0
Wararka laga helaayo Gobolka Saaxil ee Maamulka Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi roobab waa weyn ay ka curteen kuwaasoo khasaare nafeedna gaystay. Deegaanka Xindaaleey ee Gobolka Saaxil waxaa daadadku qaadeen sedex caruur...

Wasiirka Amniga Somalia muxuu kala hadlay Wakiilka Midowga Afrika iyo ATMIS+SAWIRRO

0
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa xafiiskiisa ku Qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Maxamed El-Amine Souef iyo saraakiil ka...

Wiil Soomaali ah oo xalay iska soo tuuray dabaq 15 biyaano ah Xaafada Islii.

0
NAIROBI (DAYNIILE.COM)- Wiil 15 jir Soomaali ah ayaa xalay iska soo tuuray dabaq 15 biyaano ah oo 010ku yaal IMagaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya gaar ahaan Xaafada Islii ee Soomaalidu...

Wararkii ugu danbeeyay Xaalada Qaza

0
QAZA (DAYNIILE.COM)-Wasaaradda caafimaadka ee Gaza ayaa sheegtay in 42 qof lagu dilay 63 kalena la dhaawacay 24-kii saac ee la soo dhaafay. Ciidamada Yahuudda ayaa askar badan geeyey deegaanada ku teedsan degmada...

Madaxweynaha Galmudug oo xeelad u adeegsaday inuu ku dejiyo xiisadii ka taagneyd dhismaha xerunta...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa Maanta Muqdisho soo gaaray wuxuuna si xeeladeysan u dejiyay xiisad ka taagneyd xarunta Dab-damiska oo dadka degan Dowladu ku amartay inay ka guuraan islamarkaana ay diideen...

Kenya oo baareysa sida uu ku yimid shirkii diyaaradeed ee Janaraalku ku dhintay

0
Warar ku dhaw dhaw Dowlada Kenya ayaa sheegaya in Dawladdu koox baarayaal ah u dirtay burburka diyaaradda ay ku dhinteen Janaraal Francis Ogolla oo ahaa taliyihii ciidamada qalabka sida iyo 9...

DEG DEG: Dowlada Somalia oo dib u dhigtay shirkii Golaha Wada-tashiga

0
War goor dhaw ka soo baxay Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in la hakiyay shirkii Golaha wada-tashiga ee beri ka furmi lahaa magaalada Muqdisho. Inkastoo qoraalka aan lagu cadeyn waqtiga loo badalay...

Isra’iil oo Gantaalo ku dhufatay Gobolka ka mida Dalka Iiran

0
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxyo laga maqlay jimcaha maanta waqooyi-galbeed ee magaalada Isfahan dalka Iiraa sida ay shaacisay wakaalada wararka Fars ee dalka Iraan. Sidoo kale isla saaka waxaa qarax...

Dhulka Dam-damiska oo mar kale xal laga gaaray

0
Waxaa mar kale xal laga gaaray dhulka Dam-damiska ee dhawaan dowladu amartay inay ka baxaan shacabkii deganaa kadib markii odayaal u hadlay shacabka ay diideen in laga saaro 'iyagoona ku hanjabay...

Weight loss

- Advertisement -