Advertisement

Duulimaadyada gudaha oo maalintii labaad la xanibay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Khilaafkii u dhexeeyay shirkadaha diyaaradaha Soomaalida iyo Wasaarada Gaadiidka Iyo duulista hawada Dowlada Somalia ayaa sababay in maalintii labaad saaka la xanibay duulimaadyadii gudaha. Garoonka diyaaradaha Adan Abdulle waxaa saaka mar...

Miino Alshabaab aaseen oo la fashiliyay+SAWIRRO

0
JAMAAME (DAYNIILE.COM)-Daraawiishta Maamulka Jubaland iyo Ciidamada Xoogga Dowlada Somalia oo iskaashanaya ayaa fashiliyay Miino Alshabaab ku aaseen nawaaxiga Baar-sanguun ee  Gobolka Jubada hoose. Miinadaan oo dhulka la geliyay ayaa ahayd mid weyn...

SAWIRRO: Yuhuuda oo duqeyn ku burburisay Masjid iyo xaafado ku dhaw dhaw

0
Israa'iil ayaa duqaysay masaajid, garaacday qoysas gabaad ka dhiganayay meel u dhow masaajidka. Hal qof oo dumar ah ayaa ku dhimatay 20 qofna way ku dhaawacmeen kadib duqeyn loo geystay teendho ka...

Gudoomiyihii Gobolka Sh.dhexe oo xilka laga qaaday iyo mid cusub oo la magacaabay

0
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo isbeddel ku sameeyay hoggaanka maamulka gobalka Shabeellada Dhexe. CaliGuud-laawe wuxuu xilka ka qaaday gudoomiyihii Gobolka Shabeelaha dhexe Axmed Mayre Makaraan oo mudo...

Wararkii ugu dabeeyay Xaalada Gaza

0
GAZA (DAYNIILE.COM)-Dadka reer Falastiin ee ku nool Gobolka ayaa baaraya dhismayaasha burburay ka dib markii Israa’iil ay weerartay dhismaha qoyska Al-Batran ee xerada qaxootiga ee al-Nuseirat ee Deir al-Balah. Xamaas ayaa sheegtay...

Ra’iisulwasaare Xamze oo soo xirey wajiga labaad ee Madasha Aragti-wadaagga Heritage+SAWIRRO

0
Muqdishi, Maarso 05, 2024: Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa soo xiray wajiga labaad ee Madasha Aragti-wadaagga Soomaaliyeed ee Heritage, taas oo lagu gorfeynayey kobcinta dhaqanka...

Somaliya oo mar kale laga cabsi qabo inay wajahdo internet la’aan

0
Soomaaliya ayaa mar kale laga cabsi qabaa inay wajahdo internet kadib markii kooxda xuutiyiinta Yemen ay jareen fiilooyinka internet-ka ee bada hoos mara . Wararka ku saabsan talaabada xuutiyiintu qaadeen ayaa intaas...

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaata Wasiir dibadeedka Tanzania

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa magaalada Daresalam kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Tanzania, Mudane January Makamba. Labada wasiir ayaa ka...

Gudoomiye xigeenka Baarlamaanka oo shir caalamiya ka qeybgalay

0
Abidjan,Maarso-05-2024. Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka qeebgalay Shirka 18-aad ee Midowga Baarlamaanada URURKA ISKAASHIGA ISLAAMKA (PUIC) "Parliamentary Union of...

War Saxaafadeed Dowladu ka soo saartay la dagaalanka Alshabab ee dhanka Alshabaab

0
Dowlada Soomaaliya ayaa War Saxaafadeed ka soo saartay Horumarada laga gaaray dagaalka ka dhanka ah ee curyaaminta Maaliyadeed ee kooxda Khawaarijta.

Weight loss

- Advertisement -