Advertisement

WAR DEG DEG AH: Shaqadii shirkadaha diyaaradaha Soomaalida oo Saaka xaniban

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xiisad ayaa ka dhex taagan garoonka diyaaradaha Adan Abdulle International Airport ee Magaalada Muqdisho taasoo u dhexeysa Shirkadaha diyaaradaha Soomaalida iyo Wasaarada gaadiidka iyo duulista hawada Xukuumada Somalia. Waxaa gabi ahaanba...

Wasiirka arimaha gudaha oo shir la qaatay wafdiga India ka socda+Sawirro

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta la kulmay wafdi sare oo ka socday dalka Hindiya, oo uu horkacayay Dr. Sureh Kumar oo...

Alshabaab lagu qabtay howlgal oo la soo bandhigay 

0
Dowlada Somalia ayaa soo bandhigay kooxo ka tirsan alshabaab oo lagu soo qabtay howlgal ciidamada Dowlada ay ka sameeyeen Degmada Jamaame ee gobolka Jubbada hoose. Al-shabaabka la soo bandhigay oo afar ahaa...

Wafdi ka socda Dowlada India oo Muqdisho soo gaaray+SAWIRRO

0
Wafdi uu hogaaminayo Dr Sureh Kumar, Xoghayaha Guud (Galbeedka Aasiya,Waqooyiga iyo Bariga Africa ) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Hindiya ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Wafdigaan ayaa waxaa...

Wafdiga Dalka Britain muxuu kala hadlay Ra’iisulwasaare Xamze

0
Muqdisho, Maarso 04, 2024: - Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda Dowladda Britain oo uu hoggaaminayey Xoghayaha Joogtada...

Dagaalo u dhexeeya Dowlada iyo Alshabaab oo ka socda Jubooyinka+SAWIRRO

0
Maalintii sedexaad ayaa dagaalo laga soo sheegayaa inay ku dhex marayaan gobolada jubooyinka Ciidamada Dowlada oo garab ka helaya darwaaiishta Jubaland iyo Alshabaab. Meelaha sida gaarka ah dagaaladu uga dhaceen waxaa ka...

Dowlada Somalia oo maanta gudbineysa heshiiska rasmiga ah ee ku biirista Ururka Bariga Afrika

0
Magaalada Arusha ee waqooyiga Tanzania waxaa maanta ka dhacaysa munaasabad ay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ku gudbineyso heshiiska rasmiga ah ee ku biirista Urur Goboleedka Bariga Afrika. Waxaa heshiiska gudooomi doona Xoghayaha...

Weerar gaadmo ah oo lagu qaaday Alshabaab ku sugnaa duleedka degmada Waajid

0
WAAJID (DAYNIILE.COM)-Dagaal yahano ka tirsan Alshabaab oo ku sugnaa duleedka degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa la soo sheegayaa inay weerar gaadmo kala kulmeen ciidamada Milatarga Somalia. Wararku waxay tilmaamayaa in halkaasi...

Wasiirka Warfaafinta oo la wadaagay Madaxweynaha Zanzibar dhambaal uu kaga sido Madaxweyne Xasan

0
Zanzibar 4 March: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama oo ka wakiil ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka...

Farmaajo iyo Shariif oo ka qeygalaya shirka Maanta ay leeyihiin Xildhibaanada

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Golaha Shabacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh xarunta Vila Hargeysa halkaasoo ay ka sii anaba qaadayaan shirarkoodii caadiga ahaa. Kulanka waxaa uu daba socdaa kulamadii hore u socday ee...

Weight loss

- Advertisement -