Advertisement

Isbitaalka Dalmar oo soo gebagebeeyey Mashruuc indho fiiqis bilaash ah loogu sameeyey dad danyar...

0
Isbitaalka Taqasusiga iyo Tacliimiga ah ee DALMAR oo ku yaalla Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu soo gebagebeeyey Mashruuc samafal ah oo isugu jiray, baaritaano, daweyn iyo indho-fiiqid bilaash ah oo...

Nabadoon Abaabul “Ra’iisulwasaaraha wax buu kala socdaa lacagta la saaray shacabka dhoofaya

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Nabadoon C/qaadir Abaabul oo ka mida wax waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ku canaantay madaxweyne Xasan inuu ka aamusay lacagta dheeraadka ah ee  la dul dhigay shacabka ka dhoofanaya garoonka diyaaradaha caalamaiga...

Af-hayeenka Booliiska oo sheegay inay qabteen hoobiyayaal badan+SAWIRRO

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Af-hayeenka Booliiska Soomaaliya Khaasim Axmed Rooble ayaa ka hadlay dabka ka kacay suuqa bakaaraha iyo hoobiyayaal xalay saq dhexe alshabaab ku dhufteen Muqdisho Afhayeenka wuxuu sheegay in ihowlgal arintàasi daba socota...

Ninkii Hooyadiis Kismaayo ku dilay oo maanta lagu fuliyay xukun dil ah

0
KISMAAYO (DAYNIILE.COM)-Waxaa maanta Magaalada Kismaayo lagu toogtay Xasan Cabdullaahi Cabdi oo hooyadiis gacantiisa ku dilay bishii June sanadkii 2023. Allaha u naxariistee Hooyada oo lagu magacaaji jirey  Xaliimo Maxamed Cumar ayaa wiilkeeda...

Ra’iisulwasaraha oo xariga ka jaray wado la dayactiray

0
Muqdisho, 10 Maarso, 2024: – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray dhismaha waddada laamiga ah ee isku xirta Xoosh ilaa Ex Kontorool Afgooye,...

Dab khasaare badan gaystay oo ka kacay suuqa Bak+SAWIRRO.

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Suuqa bakaaraha qeybta Bagaashka iyo Electronica waxaa ka kacay Dab weyn oo saaka aroortii ilaa Barqadaana socda kaasoo geystay khasaare hantiyeed oo balaaran. Dabkaan ayaa si gaar ah uga kacay wadada...

Ciidamada NISA oo gaacanta ku dhigey kooxihii dilay Nabadoon Cabdi Kaduud.

0
MUQDISHO  (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Sirdoonka iyo nabad sugida qaranka NISA ayaa gacanta ku soo dhigay laba nin oo ku eedeeyaan inay Alshabaab ka tirsan yihiin islamarkaana dil gaysteen. 4-tii bishaaan ayaa Muqdisho lagu dilay...

Tababar Baydhaba loogu soo xirey Saraakiil ka tirsan Milatariga

0
BAYDHABA (DAYNIILE.COM)-Saraakiil iyo saraakiil xigeeno ka tirsan qaybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ayaa tababar loogu soo xirey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Maamulka Koonfur-galbedd. Tababarkaan waxay saraakiishu ku baranayeen maaraynta dhibaatooyinka...

Sirdoonka Qaranka oo soo xirey Guddoomiyihii hore ee degmada Dharkenlay

0
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa gacanta ku dhigtay Guddoomiyihii hore ee degmada Dharkenlay  Abuukar Axmed Caddow Tifoow oo ka tirsanaa Khawaarijta kaas oo in muddo ah ku dhex dhuumanayay...

Carab iyo Cajami

0
Shirkii 161aad ee Jamacdda Carabta ee Bishaan dhacay waxaa Dowladaha Carabta ee Xubnaha ka ah oo Sucuudigu Hor socdo ay ka doodayaan sidii looga Hortagi lahaa Fara galinta Turkigu ku hayo...

Weight loss

- Advertisement -