Advertisement

Farmaajo oo soo gaaray Muqdisho kana hadlay ujeedka socdaalkiisa

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho. Qoraal uu kaga hadkaayo imaanshihiisa iyo ujeedka intaba ayuu soo dhigay bartiisa Facebook sidan ayuuna u qornaa:- Maanta, waxaan...

SAWIRRO: Dab ka kacay daar ganacsi oo ku taal Dalka Bangaladhesh oo sababay dhimasho...

0
DHAKA (DAYNIILE,COM)-Dab xooggan oo ka kacay suuq ganacsi oo lix dabaq ah oo ku yaalla caasimadda Bangladesh ee Dhaka, ayaa dilay ugu yaraan 45 qof, tiro kalena waa ku dhaawacmeen. Dabka oo...

Israa’iil oo xasuuqday shacab reer Gaza ah oo raashin saf ugu jirey

0
GAZA (DAYNIILE.COM)-Wararkii ugu danbeeyay ee laga helay marinka Gaza ayaa sheegaya in Ciidamada Isra'iil xasuuq ba'an gaysteen saacadihii ugu danbeeyay markii ay laayeen shacab gaajeysan oo saf ugu jirey raashin loo...

Waxaan kuu sheego yeel, waxaan sameeyo ha sameeynin.

0
QORE: YAXYE SHEEKH CAAMIR Khud Cilmii....... Carabtaa tiraa ( khud Cilmii, walaa ta'khud Camalii). Waxaan kuu sheego yeel, waxaan sameeyo ha sameeynin. Somalidaa tiraa: Gacantii aadan gooy karin waa la shumiyaa, hadaadan shumi karin...

Farmaajo oo Muqdisho soo gaaray

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Siyaasigaan oo dhanka kalana ka mida xukun doonayaasha sanadkaan ka mida musharixiinta xilka Madaxweynaha Maxamed Cabdillaahi Farmaajo,...

Duqa Muqdisho oo xalay casho sharaf u sameeyay masuuliyiin ka qeybgalay wadatashiga wax ka...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar Casho sharaf ugu sameeyey mas’uuliyiin ka kala socday Baarlamaanada Maamul Goboleedyada dalka, Wasiiradda...

Af-hayeenka Booliska “Afduubkii iyo Dilkii Ganacsade Abuukar Kabax waxaa u xiran 7 qof oo...

0
Afhayeenka Ciidamada  Booliska Soomaaliya  ayaa wareysi uu siiyay Universal Tv wuxuu kaga hadlay kiiska Ganacsade Abuukar Kabax oo Rabi ha u naxariistee inta la afduubtay hadana la dilay. "Afduubkii iyo Dilkii Ganacsade...

Howlgal Alshabaab badan lagu dilay oo laga fuliyay Gal-gaduud

0
Hawlgal qorsheysan ayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibada Caalamiga ah ka fuliyeen Gobolka Galgaduud gaar ahaan Degaanka Cali Yabaal meel 2 Km Kaga Beegan Dhanka Galbeed Howlgalkaan ayaa Lagu dilay...

Maxaa ka jira in Beri uu Muqdisho imaanayo Farmaajo

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhihaan Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la hadal hayaa inuu Beri iman doono Magaalada Muqdisho. Wararka imaanshihiisa ku saabsan ayaa tilmaamaya in taageeerayaashiisa ay soo dhaweyn weyn u sameyn...

Ciidamada Xoogga oo howlgalo ka dhan ah alshabab ka fuliyay Gobolada Baay iyo Bakool.+SAWIRRO

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed si gaar ah Guutada 8-aad Qeybta 60-aad ayaa maanta ila Caawa howlgalo ka dhan ah khawaarijta waxa ay ka fuliyeen deegaano ay ku dhuumalaysanayeen Khawaarijta, halkaas oo...

Weight loss

- Advertisement -