Advertisement

Duqa Muqdisho oo xalay casho sharaf u sameeyay masuuliyiin ka qeybgalay wadatashiga wax ka...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar Casho sharaf ugu sameeyey mas’uuliyiin ka kala socday Baarlamaanada Maamul Goboleedyada dalka, Wasiiradda...

Af-hayeenka Booliska “Afduubkii iyo Dilkii Ganacsade Abuukar Kabax waxaa u xiran 7 qof oo...

0
Afhayeenka Ciidamada  Booliska Soomaaliya  ayaa wareysi uu siiyay Universal Tv wuxuu kaga hadlay kiiska Ganacsade Abuukar Kabax oo Rabi ha u naxariistee inta la afduubtay hadana la dilay. "Afduubkii iyo Dilkii Ganacsade...

Howlgal Alshabaab badan lagu dilay oo laga fuliyay Gal-gaduud

0
Hawlgal qorsheysan ayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibada Caalamiga ah ka fuliyeen Gobolka Galgaduud gaar ahaan Degaanka Cali Yabaal meel 2 Km Kaga Beegan Dhanka Galbeed Howlgalkaan ayaa Lagu dilay...

Maxaa ka jira in Beri uu Muqdisho imaanayo Farmaajo

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhihaan Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la hadal hayaa inuu Beri iman doono Magaalada Muqdisho. Wararka imaanshihiisa ku saabsan ayaa tilmaamaya in taageeerayaashiisa ay soo dhaweyn weyn u sameyn...

Ciidamada Xoogga oo howlgalo ka dhan ah alshabab ka fuliyay Gobolada Baay iyo Bakool.+SAWIRRO

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed si gaar ah Guutada 8-aad Qeybta 60-aad ayaa maanta ila Caawa howlgalo ka dhan ah khawaarijta waxa ay ka fuliyeen deegaano ay ku dhuumalaysanayeen Khawaarijta, halkaas oo...

Taliyaha Milatariga oo xariga ka jaray masjid laga dhisay Xarunta Villa Baydhabo .

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Maanta Xarigga ka Jaray Masaajidka Al Xaaji Sheikh Maxamuud oo laga hirgaliyey Xarunta Taliska Guud ee Villa Baydhabo . Taliyaha Ururka 38-aad...

Maxkamada Ciidamada oo dil toogasho ku xukuntay Askari dilay laba wiil oo bshacab ahaa

0
MUQDIASHO (DAYNIILE.COM)-Askari ka tirsan Ciidamada ilaalo qaran ayaa maanta la soo taagay Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Dowlada Somalia iyadoo loo heysto dilka laba shacab ah iyo dhaawaca mid kale. .Dacwad oogaha...

Madaxweyne Xasan muxuu ku sheegay khudbadiisii maanta shirka Isbeddelka Cimilada+SAWIRRO

0
Nayroobi, Feberaayo 29, 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad ka jeediyay Meertada 6aad ee Shirka Qaramada Midoobey ee Isbeddelka Cimilada Adduunka oo ka furmay magaalada...

Afhayeenka Booliiska oo ka hadlay dhacdooyinkii ugu danbeeyay

0
Af-hayeenka Booliiska Soomaaliya ayaa shir jaraa-id uu qabtay wuxuu kaga hadlay dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee ka dhacay dalka Af-hayeenka wuxuu mid mid u taariikheynayaa dhacdooyinkii u badnaa falalka dhaca iyo dilalka ahaa. Halkaa...

Dagaal u dhexeeya Amxaarada iyo Abiy Axmed oo maalintii 4-aad ka socda Bahir...

0
BAHIR DAR (DAYNIILE.COM)-Dagaal u dhexeeya Ciidamada Dowada Abiy Axmed ee Itoobiya iyo kuwa jabhada Fano ee qowmiyada Amxaarada ayaa la soo sheegayaa inuu ka socdo Magaalada Bahir Dar . Dagaalkaan oo ah...

Weight loss

- Advertisement -