Advertisement

Wasiirada isboortiga Somalia iyo Masar kulan wada qaateen+Sawirro

0
Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho shaqo ku jooga dalka Masar ayaa kulan la qaatay dhiggiisa Masar Dr Ashraf Subxi...

Duqa Muqdisho iyo Wasiirka arimaha Gudaha oo Caawa wada-jir u shir gudoomiyay kulan ku...

0
Muqdisho: 5/October 2023. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Wasiirka Arrimaha Guduha XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa caawa si wadajir ah u shir guddoomiyay...

Wararkii uu danbeeyay Dagaalka Falastiin iyo Yuhuuda

0
Afhayeenka Ciidamada Israa’iil Jonaton ayaa waxaa uu sheegey in Israa’iil ay ku jirta mid kamid ah Xaaladihii ugu xumaa abid, tan oo kalena aaney la arag Taariikhda, waxaa uu sheegey in...

Baroor Diiq loogu sameeyay Dalka Finland Aabe Soomaaliyeed oo dhawaan Qoyskiisu guriga ku gubtay...

0
Waxaa hoos loo dhigay Calanka Dalka Finland iyo kan gobolka taas oo lagu muujinayay dareen la qaadashada geerida qoyskii Soomalida ahaa ee dhawaan gurigu ku gubtay. Burhaan Macalin Xasan Rooble Waa aabaha...

Maamulka K/galbeed oo Maanta qaaday Talaabo dikteetarnimo ah iyo Siyaasi caan ah oo si...

0
Madaxweynaha Maamulka Koonfu Galbeed ayaa qaaday maanta Talaabo dikteetarnimo ah markii uu Xildhibaan Soomaaliyeed u diiday inuu Baydhabo tago. Xildhibaanka oo lagu magacaabo Cabdullaahi Aadan (Black) ayaa maanta laga reebay diyaarad uu...

Madaxweyne Xasan oo goor dhaw Xariga ka jaraya wado loogu magac daray Cali Mahdi

0
Laamiga isku xira Fiat,Gaadiidka booliiska ilaa Xeebta Liido ayaa dhawaan dayactir lagu sameeyay iyadoo laami cusub la saaeay. Maamulka Gobolka Banaadir ayaa fuliyay dib u dayactirkaan waxaana la arkaayay wadaasi oo xiran...

Ra’iisuwasaare Xamze oo kulan la yeeshay Ganacsatada+Sawirro

0
Muqidisho, 17 Oktoobar 2023--Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ganacsatada Soomaaliyeed la yeeshay kulan ku aaddan doorka ay ku leeyihiin jiheynta dowladnimada casriga ah ee Soomaaliya. Ra’iisul...

Madaxweyne Xasan oo gaaray Magaalada Xudur

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa gaaray Magaalada Xudur ee Xarunta  Gobolka Bakool. Magaalada Xudur waxaa ku soo dhaweeyay oo uga sii horeeyay  Guddoomiyaha Golaha...

Gudoomiye Aadan Madoobe oo Galabta u safray Dalka Mareykanka+Sawirro

0
Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) Guddoomiyaha Baarlamaanka  Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa galabta u safray magalada Washington  ee dalka Mareykanka. Sida lagu baahiyay warbaahinta Dowlada Guddoomiyaha ayaa casuumaad rasmi ah ka...

UNSOM oo diyaarado heyla-kobtaro ah ugu deeqday Ciidamada ATMIS+SAWIRRO

0
Xafiiska UNSOM ee taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sedex diyarad waxay ugu deeqeen Taliska Ciidamada ATMIS gaar ahaan kuwa Burindi ee ka howlgala Dalka Soomaaliya. Sedexda Diyaaradood ayaa ah nuuca qumaatiga...

Weight loss

- Advertisement -