Advertisement

Maamulka Puntland oo qabtay ajaanib Daacis ka tirsan

0
Boosaaso, February 08, 2024: Taliska qeybta Ciidanka Booliska Puntland ee Gobolka Bari ayaa deegaanka Bohol oo ka tirsan degmadda Uffayn Gobolka Bari ku qabtay Horjoogayaal ka tirsan kooxda Argagixisada ISIS/Daacish. Horjoogayaasha la...

Dowladavl Somalia oo beenisay inay hawada dalka ka celiyeen diyaarad Hargeysa rabtay

0
War-Saxaafadeed Khamiis, February, 8, 2024, Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, waxay u caddeynaysaa muwaadiniinta Soomaaliyeed inaysan jirin diyaarad nooca gargaarka caafimaadka (Air Ambulance) oo wax codsi ah usoo dirtay si ay uga degto...

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya haweneydii la sheegay inay ninkeeda dishay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa isasoo taraya warar dheeraad ah oo ka soo baxaya haweneydii la sheegay inay ninkeeda dishay iyadoo ehelkuna wareysiyo bixiyeen. Wararka ugu xoogan ee soo kordhay ayaa ah in gacan sedexaad...

Shirkadaha Korontada Xamar oo qaatay amarkii Dowlada ee ahaa inay midoobaan

0
Shirkadaha Korontada Xamar oo qaatay amarkii Dowlada ee Midnimad Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray Go’aamo lagu Mideynayo Shirkadaha Korontada ee ka howlgala Magaalada Muqdisho. Waa kan afhayeenka Maamulka Gobolka  Banaadir oo akhrinaaya...

DAAWO: Af-hayeenka Booliisa oo ka warbixiyay dhacdooyinkii ugu danbeeyay

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Af-hayeenka Booliiska Soomaaliya Sadiiq Doodishe ayaa shir jaràa'id goor dhaw Muqdisho ku qabtay isagoona ka warbixiyay dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee Xamar iyo guud ahaan dalka ka dhacay. Dhacdooyinka weerarada, dagaalada, qaraxyada...

DAAWO: Wasiirka Ciyaaraha oo fashiliyay tacadi ka dhici jirey VIP-da Stadium Muqdisho

0
Wasiirka ciyaaraha Dowlada Faderaalka Soomaaliya Maxamed Barre ayaa markii ugu horeysay ka shifay tacadi si joogto ah uga dhici jirey garoonka Satafium Muqdisho markii uu socday tartankii Maamul Goboleedyada iyo Gobolka...

Haweeneey goor dhaw ninkeeda ku dishay Muqdisho

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Dhacdo kale oo xanuunkeeda iyo yaabkeeda leh ayaa goor dhaw muqdisho ka dhacday kadib markii Haweeneey ay dishay ninkeeda oo askari ahaa. Arinta la yaabka leh ayaa ah in Haweenydaasi wax...

Shirkii Wasiirada oo maanta lagu ansixiyay 10 Safiir+Sawirro

0
Muqdisho: 08 Febaraayo, 2024: – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodi toddobaadlaha ahaa ku ansixiyay 10 Safiir oo dalkeenna uga howlgeli doona qaar kamid ah dalalka caalamka ee aan...

Axmed Ducaalle Xaaf oo ka soo hor jeestay qorshaha Dowlada ee reerkiisa looga saarayo...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Siyaasiga rug cadaaga ah iyo Ganacsadaha Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa difaacy  reer tolkiis gaar ahaan qoysaska degan dhismaha xaruntii Dam-damiska ee ka soo horjeeda Day-Biyaano. Dowlada Somali ayaa Amartay in...

Goormuu Abwaan Nageeye ku biiray Alshabaab

0
Nageeye Cali Khaliif, ayaa ururka AS ku biiray sannadkii 2017-dii. Usoo wareegashadii uu koonfurta usoo wareegtay keddib ayuu si rasmi ah uga mid noqday kooxda AS. Inta uusan ku biirin ka...

Weight loss

- Advertisement -