Advertisement

Ku dhac iyo Hab

0
Dhalinyarada ayaa marka ay wax isla fahmaan isticmaalo Salaan dhalinyaro oo loo yaqaan "ku dhac" taa oo Gacmaha la is taabsiiyo, waa Salaan xeeladeed is faham, badanaa khuseesyo Qof saddaxaad oo...

Qarax khasaare gaystay oo lala eegtay ciidamo Dowlada Somalia ka tirsan

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi xalay uu ka dhacay qarax miino oo lala egtay gaari dagaal oo ay wateen ciidamo ka...

Masuul kale oo reer Somalland oo ku geeriyooday Garowe

0
GAROWE (DAYNIILE.COM)-Masuul asal ahaan ka soo jeeda Soomaalida Waqooyi ee Maamulka Somaliland kana tirsanaa Hay'ada duulista Puntland  ayaa la soo sheegayaa inuu ku geeriyooday Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland. Masuuliyiinta Puntland...

Xaafada Islii oo beri lagu wado inuu ka bilowdo qorshe Somaida faraha qaxootiga looga...

0
NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Soomaali Kenyaanka ku dhaqan Nairoobi iyo meelaha kale gaar ahaan kuwii hore faraha Qaxootiga Kenya looga qaaday oo helaya fursad looga tirtiro. Masuuliyiinta degmada Kamukunji ee Kenya Sida Xildhibaan Yuusuf Xasan ...

Wararkii ugu danbeeyay iyo tirada dhimashada inta ka harsan 30-kun ruux

0
Wararka ugu danbeeya uguna badan ee laga soo tabinaayo Dalka Falastiin gaar ahaan marinka Gaza ayaa sheegaya in xaalad bini'aadanimo tii ugu adkeyd ay ku jiraan shacab. Kumanaan kun ayaa laga cabsi...

Shirkii Jowhar oo galay maalintii 3aad +SAWIRRO

0
Jowhar, 27-Feebaraayo-2024: Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Hirshabeelle mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo shir-guddoomiyay shirweynaha maamullada, goballada iyo degmooyinka Dowladda Hirshabeelle iyo isku-xirka dadaalada xasilinta. Shirka oo galay maalintii 3-aad ayaa lagu gorfeeyay...

Madaxweyne Xasan oo maanta shir gudoomiyay shirka Wasiirada+aSAWIRRO

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagaga hadlay dardargalinta hawlgallada ciribtirka khawaarijta, dhammeystirka bixitaanka ATMIS, iyo diyaar garowga qorshaha howlgalka kooban ee...

Maxkamada Galmudug oo toogasho ku xukuntay kooxihii dilay Macalin iyo dhaqtar isla dhashay

0
Maxkamada Maamul Goboleedka Galmudug ayaa maanta dil ku xukuntay kooxihii nafta dhaafiyeen Macalin iyo dhaqtar isla dhashay oo bilo ka hor lagu dilay duleedka Dhuusa-mareeb. Kooxaha dilka fuliyay oo sedex ahaa waxaa...

Askari dhawaan dilay askari saxibkiis ahaa oo maanta Maxkamada Ciidamada ka soo muuqday

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa Maanta Maxkamada Ciidamada ka soo muuqday Askari ka tirsan Nabad sugida qaranka kaasoo dhawaan dilay saaxiibkiis ay NISA iskala tirsanaayeen. Askarigaan oo lagu magacaabo Daa'uud Cumar Shirre Xuseen ayaa dilka...

Tirada dhimashada Gaza oo ku dhow 30-kun ruux

0
Wasaaradda caafimaadka ee Gaza ayaa sheegtay in 96 qof lagu dilay 172 kalena lagu dhaawacay 24 saac gudahood. Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Majed al-Ansari ayaa sheegay in Qatar ay “rajo wanaagsan ka...

Weight loss

- Advertisement -