Advertisement

Sida Hooyadan joogta Qardho ay ugu qaadatay lix bil inay hesho meydka wiilkeedii ay...

0
=XIGASHO BBC SOMALIA= Abdishukri Haybe Role,Weriye BBC Twitter,@Abdishukrihaybe 21 Febraayo 2024, 20:05 EAT Xabiiba Sheekh Maxamed Cali, waa hooyo 70 jir ah oo ku nool magaalada Qardho, muddo saddex iyo toban sano...

Booliis Kenyan ah oo loo xirey Itoobiyaan ay sharci daro ku soo geliyeen dalkooda

0
NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Ismaamulka Nairobi ayaa xabsiga dhigay Booliis Kenyaan ah oo gacan ka gaystay Itoobiyaan badan oo Dalka Kenya ku soo galay si sharci daro ah waliba qaab tahriib oo kale ah. Saraakiisha...

Yuhuda oo dad shacaba ku leysay Rafax

0
Ciidamada Isra'iil ayaa duqeymo culus waxay ka gaysteen xaafado ka mida Magaalada Rafax oo mudo looga digaayay inay duqeeyaan,waxaana la soo sheegayaa in dad shacaba la laayay. Duqeymaha ay ka fuliyeen Magaalada...

Dayax Gacmeed laga cabsi qabo inuu dhulka ku soo dhaco

0
Wakaaladda hawada sare ee Yurub (Esa) ayaa laga soo xigtay inuu dhawaan dhulka ku soo wajahan yahay dayax-gacmeed waqtigiisii isticmaalka uu dhamaaday. Dayax gacmeedkaan ERS-2 oo culeyskiisa lagu sheegay 2 tan ayaa...

Taliyaha Ciidamada Badda Somalia oo dhigiisa India kala hadlay iskaashiga dhanka Amniga+SAWIRRO

0
NEW DELHI (DAYNIILE.COM)-Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliyeed Admiral Eng Cabdi Warsame Ismaan ayaa gaaray dalka Inida halkaasoo lagu casuumay inuu shir kaga qeybgalo. Admiral Eng Cabdi Warsame Ismaan wuxuu maanta...

Howlgal Maanta laga fuliyay deegaano hoos taga Gobolka Bay+SAWIRRO

0
Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan ururka 47-aad Ee guutada 8-aad qeybta 60-aad ayaa howlgal Qorsheeysan waxeey kasameeyeen Degaanada kala ah Jiiro Gurey, ideedi , sarmaan Dheer, Qunlow ilaa iyo Buulo Gaduud,ku...

QM iyo Dowlada oo qiimeyn ku sameynaya saamayntii ka dhalatay roobabka El-nino+SAWIRRO

0
Dowlada Faderaalka Soomaaliya iyo Hay'ada Qaramada Midoobe ayaa isla gartay in qiimeyn lagu sameeyo saamayntii ka dhalatay roobabka El-nino ee dhammaadkii sanadkii tagay. Go'aankaan waxaa looga dhawaaqay kulan  ay Maanta yeesheen Gudoomiyaha...

Xildhibaan C/raxmaan C/shukuur dhor su’aal ka keenay heshiiskii Dowladu la gashay Turkey

0
Xildibaan C/raxmaan C/shukuur Warsame ayaa lix su'aal ka keenay  heshiiskii Dowlada Somalia la gashay Dowlada Turkey. Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ayaa sidan u qornaa:- Ka sokow dhibaatooyinka gudaha dalka ee takrifalka...

Guddoomiyihii hore ee G/Banaadir oo soo dhaweeyay Heshiiska Dowladu la gashay Turkey

0
Guddoomiyihii hore ee G/Banaadir ahaana duqii Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa soo dhaweeyey heshiiiskii Turkiga iyo Soomaaliya sida aan ka soo xiganay Universal TV. Taabid ayaa yiri"Waxaan si weyn u soo dhaweynayaa...

DAAWO: Muuse Biixi “Xasan Sheekh ama Turki heshiis hala galo ama Masar, nagama hor...

0
HARGEYSA (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaba Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa fariim hawada u soo mariyay Madaxweynaha Dowlada Faderaalka Soomaaliya Xassan sheekh Maxamuud. Muuse Biixi oo Hargeysa ka hadlaayay ayaa sheeegay ayaa ku celceliyay inay...

Weight loss

- Advertisement -