Advertisement

Mareykanka oo codka diidmada qayaxan ku hor istaagay xabad-joojin laga hirgeli lahaa Xamaas iyo...

0
NEW YORK (DAYNIILE.COM)-Mareykanka ayaa diidmada qayaxan ku hor istaagay xabbad joojin la kala dhex dhigi lahaa  Xamaas iyo Israa'iil  iyadoo waqooyiga Qaza ay gaajo u dhimanayaan shacabkii reer Falastiin. Ergeyga Maraykanka u...

Somalia iyo Uganda oo kala saxiixday heshiis Amni

0
Wasaaradaha Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Uganda oo magaalada Muqdisho ku kala saxiixday dhammaystirka heshiis is afgarad (MOU) dhanka difaaca ah oo ay labada Wasaaradood horay u kala saxiixdeen. Muqdisho, 20 Febraayo, 2024 —...

Al-shabaab kale oo lagu qabtay Magaalo xeebeedka Markla

0
MARKA (DAYNIILE.COM)-Laba nin kale oo Alshabaab ka tirsan ayaa maanta lagu qabtay  Magaalo Xeebeedka Marka ee Gobolka Shabeelaha hoose. Ciidanka Milatariga Somalia ayaa qabtay labadani nin oo sida la sheegay dhuumasho ku...

Madaxweyne Xasan oo beri khudbad u jeedin doona labada aqal ee Baarlamaanka

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Dowlada Faderaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacada beri ah wuxuu hor tagayaa oo khudbad ujeedinayaa Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanada Labada aqal oo awalba maalmahaan shirar u...

Taliyaha Booliiska oo la kulmay Safiirka Imaaradka

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed S/guuto Sulub Axmed Firin ,iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Amniga Gudaha Yusuf Cali. ayaa booqasho Tacsi ah ugu tagay Safiirka Safaarada Imaaraadka Carabta ee Muqdisho, waxaana Halkaasi...

Madaxweynaha oo amray in Saraakiil Dumar ah oo wax baari kara la geeyo saldhig-yada...

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa ku amray Taliska Booliiska Somalia inay  dhamaan saldhigyada geeyeen Saraakiil booliis Dumar ah. "saldhig kasta waa in la geeyaa Saraakiil Dumar ah oo wax baari...

Maamulka Somaliland oo u soo jawaabay Hay’ada duulista Rayidka

0
War qoraala oo ka soo baxay Maamulka Somaliland ee Gobolada Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya ayay kaga jawaabeen war shalay ka soo baxay Hay'ada duulista Rayidka ee Dowlada Faderaalka Soomaaliya kaasoo iyaga...

Axmed Madoobe oo maanta daah-furey shir looga hadlay Kaluumeysiga+SAWIRRO

0
Madaxweynaha Dowaladda Jubaland  Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta daah furay shirka 2-aad ee golaha maamulka iyo horumarinta Kalluumaysiga oo maanta lagu qabtay Aqalka martida ee Magaalada Kismaayo. Madaxweynaha ayaa tilmaamay ahmiyada ay...

Booliiska Kenya oo baaraya dil loo geystay haweeney 78 jir ahayd

0
MIGORI (DAYNIILE.COM)-Booliiska Dalka Kenya ayaa gaaray tuulada Akoko ee hoos tagta ismaamulka Migori halkaasoo lagu dilay haweeney 78 jir ahayd magaceedana lagu sheegay Gaudensia Akumu Madanje. Wiil ayeeyo u ahayd duqda oo...

Saraakiil Somaliyed oo tababar ku qaadanaya dalka Qadar iyo Taliye Ibrahim oo booqday+SAWIRRO

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin oo wehliyo Taliyaha Ciidanka Cirka ee XDS General Maxamuud sheekh Xasan (Dable Baylood) ayaa Booqday Kulliyadaha tababarka ciidamada Dalka Qatar halkaasi oo...

Weight loss

- Advertisement -