Advertisement

Taliyaha Booliiska Puntland oo Kenya kula kulmay Safiirka Dalka Sweden

0
Nairobi, February 07, 2024: Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire iyo wafti uu hogaaminaayo oo hawlo shaqo kujooga Dalka Kenya ayaa lakulmay maanta Joachin Waern oo ah Safiirka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo oo u Ambabaxay Dalka Qatar

0
Muqdisho: 4 Sebtember, 2023: - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah maanta ugu ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa...

Madaxdii ugu badneyd oo maanta ilaa Caawa gaareen Garowe oo beri lagu caleema saari...

0
GAROWE (DAYNIIILE.COM)-Waxaa maanta Magaalada Garowe gaaray Masuuliyiin badan oo heer Faderaal iyo  heer Dowlad Goboleed isugu jira. Masuuliyiintaan ayaa lagu wadaa inay beri ka qeybgalaan xalada caleema saarka Madaxweynaba Puntland Saciid C/llaahi...

Ciidamada Ruushka oo  Ukraine Saacadihii ugu danbeeyay Sanadka Cusub Weeraro xoogan u geystay

0
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in tirada dhimashada ee Ukraine ay mar kale kor u kacday kadib weerarkii Ruushka.Ugu yaraan 28 qof ayaa la dilay, sida ay sheegeen saraakiisha dowladda Ukraine. Si...

Maxkamadda G/Banaadir oo la horkeenay Mas’uuliyiin ku eedeysan musuq maasuq

0
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa la horkeenay Saddex mas’uul oo katirsan Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya, kuwaas oo loo heysto inay sameeyeen musuq maasuq iyo xatooyo Xoolo Dadweyne. Saddex...

Faah-faahin laga helayo dagaal ka dhacay Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir.

0
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal Degmada Kaxda ku dhexmaray Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ‘AS’ xalay waqti dambe, dagaalkaan waxa uu ka dhacay Saldhigga Booliiska, Xarunta Degmada Kaxda iyo...

Madaxweynaha Somalia oo shuruud ku xirey inuu shaqeeyo iskaashiga Afrika iyo Talyaaniga

0
Roma, Jannaayo 29, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Madasha Talyaaniga iyo Afrika ayaa xusay mustaqbalka wanaagsan ee Soomaaliya, fursadaha maalgashi iyo khayraadka dihan...

Madaxweynihii hore ee Galmudug oo London ku geeriyooday

0
London (Dayniile)-Rabi ha u naxariistee waxaa Caawa Dalka Britain ku geeriyooday Madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug Maxamed Axmed Caalin. Marxuumka oo ahaa ninkii aas'aasay Maamulka Galmudug gaar ahaanaa ka yagleelay Koonfurta Gaalkacyo...

Wasaarada Waxbarashada oo mar kale qaadaneysa 3-kun macalimiin cusub ah

0
Xili dhawaan Wasaarada Waxbarashada Dowlada Soomaaliya ay qaadatay 3-kun Macalimiin ah ayaa war hada ka soo baxay wasaarada waxaa lagu sheegay inay mar kale qaadaneyso 3-kun Macalimiin cusub ah. Xukuumada Dan-qaran ee...

DEG DEG: Golaha wasiirada oo jawaab adag ka bixiyay Talaabada Itoobiya qaaday

0
Shir deg deg ah oo ay saaka yeesheen Golaha Wasiirada ayay ka soo saareen go'aan adag oo ay ka qaateen heshiis ku sheegii Dowlada Itoobiya la gashay Maamulka Somaliland kaasoo ay...

Weight loss

- Advertisement -