Advertisement

Duqa Muqdisho oo la caawa la afuray shacabka iyo Maamulka Kaaraan+SAWIRRO

0
Muqdisho, 23 March 2024: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Degmada kaaraan kulan Afur Wadareed ah kula qaatay Maamulka, Odayaasha, Siyaasiyiinta, Haweenka iyo...

Dowlada oo war ka soo saartay dagaal alshabab ay kula galeen deegaano dhaca xeebaha...

0
Maleeshiyaadka Khawaarijta ayaa weerar fulaynimo ah ku qaaday deegaanada Dhanaane iyo Aw-maki oo hoostaga Magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose. Geesiyaasha ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed gaar ahaan guutada 22-aad eeBolisya milatare...

Faafaahin ka soo baxday halka la geeyay burcad-badeed ay dhowaan ciidamada Hindiya ka qabteen...

0
=XIGASHO BBC SOMALI= Dowladda Hindiya ayaa magaalada Mumbai gaysay 35 ruux oo burcad baddeed Soomaali ah, maalmo ka dib markii ciidamadeeda baddu ay howlgal ay ku furteen shaqaalihii iyo markabkii MV Ruen...

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Malaaq Cali Cabdiraxmaan Cali Shiin

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed uu ku geeriyooday Allah u naxariistee...

Shir Garowe uga furmay Saciid Dani,Shariif iyo Farmaajo+SAWIRRO

0
Garoowe : 23 March 2024: Magaalada Garowe waxaa maanta ka furmay shir u dhexeeya Madaxweynaha Puntland iyo Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif iyo Farmaajo . Shirkaan waxaa looga hadlayaa marxladda uu dalku...

Xamze oo magacaabay gudi diyaariya sidii Somalia u kasban lahayd Xilka Midowga Afrika

0
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamze Cabdi-Barre ayaa magacaabay Guddiga Qabanqaabada Ololaha Doorashada Guddoonka Guddiga Midowga Afrika iyo Ergada gaarka ah ee Ololaha Doorashada Guddoonka Guddiga Midowga Afrika. Soomaaliya oo tartankaasi qeyb ka ah...

Sarkaal muhiim u ahaa Dowlada oo Saaka ku dhintay Dagaal ka dhacay Gobolka Sh.hoose

0
MARKA (DAYNIILE.COM)-Sarkaal muhiim ka ahaa Ciidamada Dowlada Somalia ayaa saaka lagu dilay dagaal culus oo dhex maray ciidamada Dowlada Somalia iyo Alshabaab. Dagaalka ayaa ka dhacay deegaan lagu magacaabo Busleey oo oo...

Xarun Caafimaad oo loo dhisay Ciidamada Badda+SAWIRRO 

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Badda Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa loo dhisay Isbitaal u gaar ah gudaha Magaalada Muqdisho. Taliyaha Ciidanka Badda iyo Taliye kuxigeenka Ciidamada Xoogga Dalka ayaa si wadajir ah xarigga uga jaray...

Booliiska Puntland oo dib usoo celiyay Geel laga soo dhacay dhanka Galmudug+SAWIRRO

0
GAALKACYO (DAYNIILE.COM)-Kooxo hubeysan oo Reer Puntland ah ayaa dhawaan waxay dhaceen Geel laga leeyahay dhanka Galmudug taasoo keentay labada maamul inay iskaashi ka sameeyaan si loo soo celiyo. Ciidamada Booliiska Gobolka Nugaal...

Ra’iisulwasaare Xamze oo ka qeybgalay Affur Wadareedka Sanadlaha ah+SAWIRRO

0
Muqdisho, 22 Maarso 2024:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xmasa Cabdi Barre oo hadal ka jeediyey Affur Wadareedka Sanadlaha ah ee is aragga Xukuumadda iyo Bulshada Qeybaheeda kala duwan, ayaa...

Weight loss

- Advertisement -