Advertisement

Xil.C/raxmaan C-Shukuur oo xanuun dhanka maskaxda ah ku sifeeyay is dilka qoysaska ee Muqdisho...

0
Siyaasi XildhibaanvC/raxmaan C/shukuurcWarsane ayaa qoraal uu soo geliyay bartiisa Face-book wuxuu kaga hadaly sababta keentay in dad isku qoys ah is dilaab sida kuwa isu dhaxay iyo kuwa is dhalay. Xildhibaanka oo...

Maxaa ka soo baxay kulanka labada Taliye Milatari Somalia iyo Talyaani+SAWIRRO

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Talyaaniga Gen, Giuseppe Cavo Dragone oo Booqasho ku jooga Soomaaliya. S/Gaas Ibraahim Sheekh...

Madaxweyne Al-siisii oo Muqdisho ku soo wajahan iyo wafdi horu dhac u ah oo...

0
Sabtidii iyo Axadii la soo shaafay waxaa Muqdisho yimid Wafdi Masaari ah oo horu dhacc u ah iMadaxweynaha Masar oo lagu wado inuu maalmaha soo socda soo gaaro Muqdisho. Sarkaal ka tirsan...

Wafdiga Dowlada Somalia ka socda maxay Adis-ababa ka dooneen?

0
ADIS-ABABA (DAYNIILE.COM)-Wafdi ka socda Xukuumada Somalia ayaa maanta gaaray Magaalada Adis-ababa ee Xarunta Dalka Itoobiya xili labada Dal uu khilaaf xooggan ka dhex taagan yahay. Wafdigaan oo adis Ababa u tagay ka...

Warsaxaafadeed ka soo baxay Hay’ada Duulista Rayidka

0
War-saxaafadeed Muqdishu, February 13, 2024-Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed waxay shacabka Soomaaliyeed ku wargelinaysaa in aysan waxba iska beddelin mid ahaanta iyo maamulka hawada Soomaaliya, ayna masuul ka tahay Dawladda Federaalka Soomaaliya. Hawada dalkeennu...

Ciidamada haramcad oo howlgalo ka fuliyay Gobolka Sh.Hoose

0
Ciidanka Boliska gaarka ah ee Haramcad, ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyey inta u dhexeyso deeganaka Gendershe iyo Arbacow ee gobolka Shabeellaha Hoose. Ujeedka howlgalkaas ayaa ahaa Burburinta goobo Cadowga Khawaarijta ahi ay...

Farmaajo oo sheegay in Madaxweyne Xasan diiday inuu laba asbuuc dib u dhigo wax...

0
Warsaxaafadeed, Kaddib wada hadallo dhinaca telefoonka ah oo aanu si gooni gooni ah ula yeelannay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaanu...

Madaxweyne Xasan muxuu kala hadlay Taliyaha Ciidamada Talyaaniga+SAWIRRO

0
Muqdisho, Febaraayo 13, 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Taliyaha Guud ee Ciidamada Dalka Talyaaniga Admiral Giuseppe Cavo Dragone. Kulanka oo uu ka...

Howlgal Ciidan oo lagu fashiliyay miinooyin ka hor inteysan qarxin+SAWIRRO

0
Ciidamada Xooga Dalka iyo kuwa Xaq dirirka deegaanka oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay deegaano dhaca Bariga Galgaduud Howlgalada ayaa si gaara Kaga dhacay Deegnada Cali Candhoole , Shikh Cabdullahi, Baraag Xaaji Dhagax...

Maamulka Puntland oo si adag uga hor-yimid wax ka badalka Dastuurka

0
GAROWE (DAYNIILE.COM)-Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa wax ka badashay mowqifkoodii siyaasadeed madaama maalmihii ugu danbeeyay uu soo hagaagaayay xiriirkooda. Wasiirka Cadaalada Puntland Cawil Sh.Xaamid ayaa goor dhaw saxaafada u sheegay in...

Weight loss

- Advertisement -