Advertisement

Taliye Sulub oo booqday xerada ciidamada Haram-cad+SAWIRRO

0
Muqdisho, February 09, 2024; Taliyaha Ciidanka Boliska Somaaliyeed Sareeye Guuto Sulub ahmed Firin Ayaa Fiidkii Cawa kormeer ku tagay xerada Gen Farxaan Qaroole Oo Talis u ah Ciidanka Haramcad’ Ciidamadaan oo ah...

Injineero ka socda Dekadaha Jabuuti oo maanta soo gaaray Magaalada Hobyo+SAWIRRO

0
HOBYO(DAYNIILE.COM)-Waxaa Maanta Magaala Xeebeedka Hobyo ee Gobolka Mudug soo gaaray wafdi ka socda Dalka Jabuuti. Wafdigaan ayaa isugu jira masuuliyiin,injineero iyo quburo kuwaasoo ku xeel dheer dhismaha iyo qaabeyta dekadaha. Injineeradaan waxay maalmo ...

Madaxweynaha oo tacsiyeeyay geerida ku timid Jeneraal  Maxamuud Geelle Yuusuf 

0
Muqdisho, Febaraayo 09, 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee...

Xildhibaan Xaadoole oo si kulul uga hadlay askari dad ku laayay nawaaxiga xerada Hiil-weyne

0
BALCAD (DAYNIILE.COM)-Askari ka tirsan Milatariga Soomaaliya gaar ahaan ka mida kuwii dhawaan lagu soo tababaray Dalka Ereteria ayaa xalay dad shacaba ku laayay deegaanka Carafaag oo ku dhaw xerada Hiil-weyne ee...

Qoor-Qoor oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid ciyaar-yahan Muxudiin Cabdi Muriidi

0
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid Muxyadiin Cabdi Muriidi oo ka mid ahaa daafacyadii  xulka Galmudug u qaaday koobkii ciyaaraha dowlad goboleedyada iyo Gobolka...

Mid ka mida ciyaartoydii Galmudug koobka kula guuleystay oo geeriyooday

0
DHUUSA-MAREEB (DAYNIILE.COM)-Waxaa xanuun degdeg ah oo soo wahay u geeriyooday ciyaaryahab daafaca u ciyaaraayay kooxda Galmudug. Ciyaaryahaankaan oo lagu magacaabi jirey Muxudiin Cabdi Muriidi (diinow) ayaa isla maanta qorshuhu ahaa inuu xulka...

MUQDISHO: Aabe Xaaskiisii iyo caruurtii uu koriyay ay dileen

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa sii kordhaya dhacdooyinka naxdinta iyo tiiraanyada leh ee Muqdisho caadi ka sii noqonaya sanadkaan 2024-ka bilowgiisa. Xalay Degmada Kaaraan waxaa lagu dilay Toorey Aabe magaciisa lagu sheegay Ibraahim Wad-dooli. Allaha u...

Dowlada oo goor dhaw shaacisay qiimaha sanadkaan lagu soo xajin doono

0
War goor dhaw oo saaka ah ka soo baxay Wasaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Dowlada Somalia  ayaa lagu shaaciyay qiimaha ay ku xajin doonaan xujeyda Soomaaliyeed sankaan 1445/2024. Qiimaha sanadkaan iyo kii...

Maxamed Deeyoo Muxuu ka yiri munaasabadii lagu abaal marinaayay Macalinka 2-aad ee Galmuduug

0
MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Gudoomiyaha Degmada Boondheere oo asal ahaan ka soo jeeda deeganada Galmudug ayaa xarunta  Degmada Boondheere wuxuu ku qabtay munaasabad abaal marin lagu gudoonsiinaayay Macalinka labaad ee Galmudug Daa'uud Tubaal. Macalinka waxaa...

Madaxweynaha Uganda oo qaabilay Taliyaha Milatariga Somalia

0
Madaxweynaha Dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa qasriga Madaxtooyada dalka uganda ku soo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin caddow. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ibraahim Sheikh Muxudiin iyo...

Weight loss

- Advertisement -