Advertisement

Madaxweynaha oo gaaray Dalka Qadar+SAWIRRO

0
Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Madaxweynaha ayaa kulan ku saabsan xiriirka labo geesoodka ah iyo fursadaha lagu sii horumarin...

Ra’iisulwasaare Xamze oo maanta qaabilay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay+SAWIRRO

0
Muqdisho, Janaayo 22, 2024: – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka taageerada howlgallada Mr....

Dowlada Somalia oo Beesha Caalamka uga mahad-celisay garab-istaagooda 

0
Muqdisho, 22 Jan 2024: Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweyneysaa taageerada dalalka caalamka ay ku taageereen qadiyadda Soomaaliya ee dhowrista madaxbanaanideeda, qaranimada iyo midnimada dhuleed. Waxay si gaar ah Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Dagaal Beeleed mar kale ka dhacay xadka Gobolada Sh.dhexe iyo Hiiraan.

0
Laba maleeshiyo Beeleed ayaa la soo sheegayaa inay maanta mar kale iskula dhaceen deegaan dhaca xadka labada Gobol ee Hiiraan iyo Sh.dhexe. Labada maleeshiyo beeleed ayaa asbuucaan dhowr mar isku dhaceen, waxayna...

SAYLAC YAA LEH ¡

0
Yaan Been laguu sheegin ee Taariikhda wax ka ogoow. Taariikh Been ah oo lagu celceliyay yaan Run lagaaga dhigin. Xaqiiqdu waa Ethiopia weligeed Saylac ma qabsan. Asaxaabadii waxa ay ka soo dageen...

Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku soo qul qulaya Gobolka Geddo

0
DOOLOOW (DAYNIIILE.COM)-Saacadihii ugu danbeeyay waxaa laga soo sheegayaa Gobolka Gedddo inay soo galeen Ciidamo  Itoobiyaan ah oo wata gaadiid badan oo kuwa gaashaaman ah iyo diyaaradaha qumaatiga u kaca. Siyaasi Maxamed Aadan...

Dowlada Itoobiya oo ka hadashay hadal heynta ka dhalatay damacooda dhul boobka

0
ADIS-ABABA (DAYNIILE.COM)-Shir jaraa'id uu qabtay Ridwan Xuseen oo ah la taliyaha dhanka amaanka ee Abiy Axmd  ayaa ka hadlay hadal heynta ka dhalatay damacooda dhul boobka ku saleysan ee ay kula...

Ajandaha Shirka Saaka ay Muqdisho ku leeyihiin Xidhibaanada Labada Aqal

0
MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Saaka ku balansan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho halkaasoo labada aqal isku arkaan. Wararka la xiriira ujeedka kulanka maanta ayaa sheegaya in ajanduhu...

Koox dadka leysa oo ka dilaacday Mombasa

0
MOMBASA (DAYNIIILE.COM)-Deegaanka Kisauni ee ismaamulka Magaalo Xeebeedka Mombasa-Kenya waxaa ka dilaacay koox burcad ah oo dadka leysa sida ay sheegtay idaacada StarFM. Xaafad ka mida Deegaanka Kisauni oo lagu magacabo  Shanzu ayay...

Somali ka bar-bar dagaalamaayay Ruushka oo gacanta lagu dhigay

0
KIEV (DAYNIILE.COM)-Dowlada Ukraine aya  soo bandhigtay nin Soomaali ah oo ay ku qabteen dagaalka xili uu ka ka barbar dagaalamayay ciidamada Ruushka. Ninkaan oo saxaafada la tusay isagoo gacmaha ka xiran ayaa...

Weight loss

- Advertisement -